{"id":60819,"date":"2019-05-28T23:53:58","date_gmt":"2019-05-28T21:53:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60819"},"modified":"2019-05-28T23:53:58","modified_gmt":"2019-05-28T21:53:58","slug":"xukuumadda-somalia-oo-dardar-gelinaysa-diyaarinta-sharciga-hayadda-duulista-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60819","title":{"rendered":"Xukuumadda Somalia oo dardar gelinaysa diyaarinta Sharciga Hay\u2019adda Duulista Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>28 May 2019 (Puntlandes)\u00a0\u00a0Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), Maareeyaha hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallim Xasan iyo maareeya ku-xigeenkiisa, Sheekh Jaamac ayaa maanta kulan la qaatay mas\u2019uuliyiin ka socota hay\u2019adda caalamiga ah ee duulista Rayidka (ICAO) oo uu kamid yahay khabiir loo soo diray in dowladda uu ka caawiyo dib-u-dhiska iyo Qorista sharciga hay\u2019adda duulista Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60820\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulanka dhex maray hay\u2019adda caalamiga ah ee duulista rayidka, wasaaradda duulista iyo hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa aad looga dooday dedejinta qorista sharciga hay\u2019adda duulista oo dowladda u ogolaanaya in ay diiwaan geliso diyaaradaha iyo duuliyaasha iyo in ay qabato dhammaan howlaha muhiimka u ah duulista.<br \/>\nHay\u2019adda caalamiga ah ee duulista Rayidka ayaa dowladda ka taageeraysa Diyaarinta Shuruucda.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dhamystirka qorshaha ay dowladda Soomaaliya ugu soo wareegayaan shaqaalaha ka shaqeeya hay\u2019adda duulista Soomaaliyeed oo markii hore hoos tegi jiray hay\u2019adda maamuli jirtay hawada Soomaaliya kahor inta aan dowladda lagu soo wareejin.<\/p>\n<p>Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada iyo hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa qorsheynaya in shaqaalaha hay\u2019adda ee laga soo wareejiyay Nairobi ay si dhamaytiran dowladda Soomaaliya ugu wareegaan ugu dambayn July 31, 2019.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 May 2019 (Puntlandes)\u00a0\u00a0Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), Maareeyaha hay\u2019adda duulista&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60820,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60819","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1238,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60819"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60821,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60819\/revisions\/60821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60820"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}