{"id":60822,"date":"2019-05-29T12:43:53","date_gmt":"2019-05-29T10:43:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60822"},"modified":"2019-05-29T12:43:53","modified_gmt":"2019-05-29T10:43:53","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60822","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>29 May 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60823\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a4.jpg\" alt=\"\" width=\"659\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a4.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a4-300x178.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a4-292x173.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a4-638x378.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 659px) 100vw, 659px\" \/><\/a><\/p>\n<p>C\/xakiin Xasan Ashkir oo ahaa Wasiiru dowlihii wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa loo magacaabay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha ayaa markii uu tixgeliyay aqoonta iyo waayo-aragnimada uu Danjire Cabdixakiim u leeyahay gudashada waajibaadka Danjiranimo waxa uu soo saaray xeerkan\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa u rajeeyay Danjiraha Cusub inuu Alle u fududeeyo mas\u2019uuliyadda culus, isaga oo kula dardaarmay inuu si hufan ugu shaqeeyo magaca iyo mataaladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa muddo sanad ah aheyd Safiir la\u2019aan, iyadoo safiirkii hore Daahir Maxamuud Geelle loo magacaabay Xil Wasiir, balse bil ka hor iska casilay Xilka Wasiirnimo.<\/p>\n<p>Magacaabida Madaxweyne Farmaajo ee Safiirka Sacuudiga Soomaaliya ayaa ku soo aaday, ka hor inta aanu Madaxweyne Farmaajo u ambabixin dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo uu uga qeyb galayo shir degdeg ah oo Boqorka Sacuudiga isugu yeeray Madaxda Carabta.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 May 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Danjiraha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60823,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1342,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60822"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60824,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60822\/revisions\/60824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60823"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}