{"id":60828,"date":"2019-05-29T12:49:14","date_gmt":"2019-05-29T10:49:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60828"},"modified":"2019-05-29T12:49:14","modified_gmt":"2019-05-29T10:49:14","slug":"danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-muddo-todobaad-loo-qabtay-inay-dalka-ku-soo-galaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60828","title":{"rendered":"Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo muddo todobaad loo qabtay inay dalka ku soo galaan"},"content":{"rendered":"<p>29 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo todobaad gudahood ugu yeertay inay dalka ku soo galaan Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Masar iyo Sudan C\/qani Maxamed Waceys iyo C\/risaaq Shoole.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60829\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a6.png\" alt=\"\" width=\"571\" height=\"325\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a6.png 756w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a6-300x171.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a6-292x166.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19a6-638x363.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 571px) 100vw, 571px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Tallaabada loogu yeeray Safiiradan ayaa si rasmi ah loo ogeyn, hase ahaatee waxaa soo baxaya warar sheegaya in la bedeli doono.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sudan C\/risaaq Shoole ayaa sanadkii hore loo magacaabay xilka Safaaradda, isagoo ka mid ahaa Agaasime kuxigeenada Madaxtooyada Villa Somalia.<\/p>\n<p>C\/qani Maxamed Waceys oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar iyo Xoghayaha Joogtada ee Jaamacadda Carabta ayaa muddo afar sano hayay xilkaas, tan iyo markii uu geeriyooday safiirkii hore.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in Labada safiir uu saameyn doono is bedelo lagu sameynayo safaaradaha, sidoo kale waxaa saameyn doona habka awood qeybsiga ee 4.5 oo xubno ku heyb ahaa Safaarado kale loo magacaabay<\/p>\n<p>Safiirka cusub ee loo magacaabay dalka Boqortootada Sacuudi Carabiya C\/xakiin Xasan Ashkir ayaa ku heyb ah Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta, waana sababta loo maleynayo in Mr Waceys loogu yeeray inuu muddo todobaad ah uu dalka ku soo galo.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa shantii bil ee la soo dhaafay ansixiyay illaa 10 Safiir oo aan weli Safaarado loo magacaabin, waxaana muuqanaya is barbar yaac iyo isu dheeli tirnaan la\u2019aan dhanka Safaaradaha ah, marka loo eego Safiiro dhowr ah oo dalal ku yaala Afrika iyo Aasiya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  td_uid_5_5cee57c3540be_rand td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbnails-a \" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_46012\" class=\"trc_rbox thumbnails-a trc-content-sponsored \">\n<div id=\"outer_46012\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2m\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_46012\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-default thumbnail_top syndicatedItem textItem videoCube_1_child trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation  trc_excludable \" data-item-id=\"~~V1~~-1305735885044505741~~DPnlhOS3yAuQFfFQWNa2M0v5BTY2qBTyHON1VjZx51fTxvAnL2wqac4MyzR7uD46gj3kUkbS3FhelBtnsiJV6MhkDZRZzzIqDobN6rWmCPCdumaDER8_ofX3TVR2C6MLr2ordCMkMqYA-Y1WHvskbE3ZnG5U86BIw31bs-GnSHZ6bkOnDfa8B7gO6T_1Ivx0TS8Maux2jWC1gRU3nx5A7kchcA-V62U9N99J9-T6Zbk\" data-item-title=\"Privatl\u00e5n med l\u00e5g renta 2019\" data-item-thumb=\"http:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/GETTY_IMAGES\/WST\/932631892__dR41X56E.jpg\" data-item-syndicated=\"true\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo todobaad gudahood ugu yeertay inay dalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60829,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1471,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60828"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60830,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60828\/revisions\/60830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60829"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}