{"id":60867,"date":"2019-05-30T20:02:56","date_gmt":"2019-05-30T18:02:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60867"},"modified":"2019-05-30T20:02:56","modified_gmt":"2019-05-30T18:02:56","slug":"xoghayaha-guud-ee-qm-oo-wakiil-cusub-usoo-magacaabay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60867","title":{"rendered":"Xoghayaha guud ee QM oo wakiil cusub usoo magacaabay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>30 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Xoghayaha guud ee QM, Antonio Guterras ayaa James Christopher Swan oo u dhashay dalka Mareykanka u magacaabay inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19b7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60868\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19b7.jpg\" alt=\"\" width=\"220\" height=\"275\" \/><\/a><\/p>\n<p>Magacaabidan ayaa ka dambeysay markii muddo lix bilood uusan Xafiiska UNSOM laheyn wax Ergey ah, kaddib eryidii Mr Haysom.<\/p>\n<p>James Swan ayaa horey u ahaa safiirka Mareykanka u qaabilsan Jabuuti, wuxuuna beddelayaa Nicholas Haysom oo horey ay usoo cayrisay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>James Swan ayaa ah nin wax badan ka yaqaana arrimaha Soomaaliya iyo Gobolka Geeska Afrika, isagoo mar soo noqday Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsanaa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Swan ayaa noqon doona qofkii labaad oo Mareykan ah oo noqday ergeyga QM ee Soomaaliya kadib Jonathan Howe oo xilkas hayey 1993-1994.<\/p>\n<p>Xiriirka QM iyo dowladda Soomaaliya ayaa xumaa tan iyo markii dowladda ay cayrisay Haysom oo ay ku eedeysay inuu faro-geliyey arrimaha gudaha ee Soomaaliya, waxaana la filayaa in magacaabistan ay taas wax ka beddesho.<\/p>\n<p>Xaqiiqda ah in Swan uu dhashay dalka Mareykanka ayaa sidoo kale la filayaa inay isku soo dhoweyso QM iyo Soomaaliya, maadaama dowladda federaalka ay xiriir wanaagsan la leedahay dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Xoghayaha guud ee QM, Antonio Guterras ayaa James Christopher Swan oo u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1362,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60869,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60867\/revisions\/60869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60868"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}