{"id":60938,"date":"2019-06-03T12:34:03","date_gmt":"2019-06-03T10:34:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60938"},"modified":"2019-06-03T12:34:03","modified_gmt":"2019-06-03T10:34:03","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-qatar-soomaaliya-waxaa-loo-cadaadinayaa-xiriirka-ay-nala-leeyihiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60938","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar \u201cSoomaaliya waxaa loo cadaadinayaa xiriirka ay nala leeyihiin\u201d"},"content":{"rendered":"<p>03 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in dalalka xayiraada ku saaray dalkiisa ay bilaabeen inay dalalka Gobolka cadaadis ku saaraan inay iyaga ka soo horjeestaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/208.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60939\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/208.jpeg\" alt=\"\" width=\"381\" height=\"265\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/208.jpeg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/208-300x209.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/208-292x203.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/208-638x444.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 381px) 100vw, 381px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka aamustay oo aanay taageerin go\u2019aanadii ka soo baxay Shirarkii degdega ahaa ee ka dhacay Magaalada barakeysan ee Makka Al-Mukarama oo ay yeesheen Hoggaamiyeyaasha Carabta, Ururka Islaamka iyo Shirka Golaha Iskaashiga Khaliijka.<\/p>\n<p>Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in go\u2019aanada qaar ee shirka aan lagala tashan, sidaas darteed ay iyaga qeyb ka aheyn.<\/p>\n<p>Waxaa uu shirkiisa jaraa&#8217;id ku soo hadal qaaday in Isbaheysiga Sacuudiga hoggaamiyo ee xayiraada ku soo rogay dalkiisa ay cadaadis ku hayaan dalalka Gobolka, isagoo xusay in Soomaaliya loo cadaadinayo xiriirka ay Qatar la leedahay.<\/p>\n<p>\u201cDalalka na saaray xayiraada waxay ku cadaadinayaan dalalka gobolka, inay anaga naga soo horjeedaan, sida Soomaaliya oo loo cadaadinayo xiriirka ay nala leedahay\u201dayuu yiri wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Mohammed bin Abdulrahman Al Thani.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa mowqif dhex dhexaad ah ka qaadatay khilaafka Khaliijka, kaddib markii dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ay xiriirka u jareen Qatar, kuna eedeeyay inay taageerto Argagixisada.<\/p>\n<p>Hase ahaatee dowladda Soomaaliya ayaa loo arkaa inay u janjeerto dhanka Qatar oo ah taageeraha ugu weyn, waxaana Madaxda dowladda sida Madaxweynaha, Ra\u2019iisul Wasaaraha, iyo Mas\u2019uuliyiinta kale ay dhowr jeer booqdeen dalkaas.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1385,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60938"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60940,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60938\/revisions\/60940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60939"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}