{"id":60953,"date":"2019-06-03T21:49:48","date_gmt":"2019-06-03T19:49:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60953"},"modified":"2019-06-03T21:51:33","modified_gmt":"2019-06-03T19:51:33","slug":"somaliland-puntland-oo-maxaabiis-dagaal-isweydaarsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60953","title":{"rendered":"Somaliland &#038; Puntland oo maxaabiis dagaal isweydaarsaday"},"content":{"rendered":"<p>03 June 2019 (Puntlandes) Somaliland iyo Puntland ayaa is dhaafsaday maanta maxaabiis gaareysa 17 dagaal oo ay ku kala qabsadeen dagaaladii dhowaan ka dhacay Tukaraq.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/21a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60954\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/21a.jpg\" alt=\"\" width=\"531\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/21a.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/21a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/21a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/21a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 531px) 100vw, 531px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hay&#8217;adda Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa magaalooyinka Garowe iyo Hargeysa u kala gudbiyay maxaabiis dagaal oo Puntland iyo Somaliland ku kala qabsadeen dagaalladii Tukaraq.<\/p>\n<p>ICRC ayaa duhurnimadii maanta Garowe ka soo dejisay 14 maxbuus oo Puntland looga qabtay dagaalladii Tukaraq waxaana ay magaalada Hargeysa u qaadday 3 maxbuus oo kamid ahaa maxaabiistii Somaliland looga qabtay Tukaraq.<\/p>\n<p>Puntland ayaa dagaalladii Tukaraq ku qabatay 19 askari oo ka tirsanaa ciidamada Somaliland balse 16 kamid ah oo u dhashay gobollada Sool, Sanaag Cayn ay sii daysay.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa dagaalladii Tukaraq ku qabatay 14 maxbuus oo dhammaantood dib loogu soo celiyay Garoowe,hase yeeshee Maamulka Somaliland ayaa dhowaan sheegay inay cafiyeen maxaabiista lagu qabtay dagaalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 June 2019 (Puntlandes) Somaliland iyo Puntland ayaa is dhaafsaday maanta maxaabiis gaareysa 17 dagaal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1170,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60953"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60956,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60953\/revisions\/60956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60954"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}