{"id":60979,"date":"2019-06-05T12:01:08","date_gmt":"2019-06-05T10:01:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60979"},"modified":"2019-06-05T12:01:08","modified_gmt":"2019-06-05T10:01:08","slug":"galmudug-oo-shir-degdeg-ah-isugu-yeeray-madaxda-maamul-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60979","title":{"rendered":"Galmudug oo shir degdeg ah isugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>05 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada dalka inay shir degdeg ah isugu yimaadaan, si looga hadlo xaalada dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60642\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817.jpg\" alt=\"\" width=\"670\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817.jpg 1430w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-300x201.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-768x516.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-1024x687.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-292x196.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-638x428.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 670px) 100vw, 670px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa ku eedeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku fashilantay dhammaan waxyaabihii loo igmaday, isagoo sheegay inay ku mashquulsan tahay burburinta Nidaamka Federaalka ee dalka ka jira.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka inay Galmudug dagaal ku soo qaaday, isla markaana laga jaray dhaqaalihii iyo mashaariicdii horumarineed.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in kulanka uu ka dhici doono magaalada Dhuusamareeb, iyadoo Beesha Caalamka loogu baaqay inay il gaar ah ku heyso xaalada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Galmudug ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan magacaabida Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo dhowaan uu magacaabay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p>Bishii May ayay aheyd markii uu fashilmay Shirkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, iyadoo aanay wax natiijo ah ka soo bixin Shirkii Garowe ka dhacay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60979","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1329,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60980,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60979\/revisions\/60980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60642"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}