{"id":61011,"date":"2019-06-07T13:29:23","date_gmt":"2019-06-07T11:29:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61011"},"modified":"2019-06-07T13:29:23","modified_gmt":"2019-06-07T11:29:23","slug":"dr-bursaliid-oo-maxkamad-lagu-soo-taagay-nairobi-iyo-waxa-lagu-haysto-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61011","title":{"rendered":"Dr Bursaliid oo maxkamad lagu soo taagay Nairobi iyo waxa lagu haysto oo la shaaciyey"},"content":{"rendered":"<p>07 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Maxkamad ku taala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa saaka kasoo muuqday Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22a6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-61012\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22a6.jpg\" alt=\"\" width=\"560\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22a6.jpg 560w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22a6-300x197.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22a6-292x192.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22a6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Seddex ruux iyo isaga ayaa saaka waxay kasoo muuqdeen maxkamad ku taala magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib markii ciidamada la dagaalanka argagixisada ay kasoo qabteen guriga ay ka degen yihiin Nairobi.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Dr Bursaliid iyo seddexda kale ee lala xiray looga shakiyay arimo la xiriira argagixiso, balse waxaa la sheegayaa in lagu helay kiisas kale oo la xiriira arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, iyadoo loo malaynayo inuu yahay musharax.<\/p>\n<p>Ibrahim Qaasim Faarax (Bursaliid), Maxamud Maxamed Bashiir, Cali Cabdi Maxamed iyo Xuseen Xassan Muxamud, ayaa maanta maxkamad lasoo taagay, kadib markii laga qabtay deegaanka Muguga ee xaafadda Kiambu.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in masuuliyiintaan lagu amray inay sii xernaadaan muddo afar maalin oo kale si baaritaanada ku socda loosoo dhameeyo, sida ay amartay maxkamadda maanta lasoo taagay.<\/p>\n<div class=\"td_block_wrap tdb_single_content td_uid_31_5cfa272034f6b_rand td-pb-border-top td_block_template_1 td-post-content\" data-td-block-uid=\"td_uid_31_5cfa272034f6b\">\n<div class=\"tdb-block-inner td-fix-index\">\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Maxkamad ku taala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa saaka kasoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61012,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-61011","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1281,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61011"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61013,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61011\/revisions\/61013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61012"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}