{"id":61032,"date":"2019-06-09T12:22:34","date_gmt":"2019-06-09T10:22:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61032"},"modified":"2019-06-09T12:53:30","modified_gmt":"2019-06-09T10:53:30","slug":"akhriso-wargelin-muhiim-ah-oo-ka-timid-shirkada-dispatch-logistics-and-precurement-company","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61032","title":{"rendered":"SHIRKADDA DISPATCH LOGISTICS OO ADEEGYADEEDA GAARSIISAY PUNTLAND"},"content":{"rendered":"<p><strong>WARGELIN:<\/strong> Shirkadda dispatch logistics waa shirkad ay leeyihiin ganacsato reer Puntland ah oo xafiiskeeda ugu weyn ku yaal magaalada Salalah ee dalka Oman.<\/p>\n<p>Shirkadda\u00a0<strong>Dispatch Logistics<\/strong>\u00a0waxay macaamiisheeda la wadaagaysaa adeegyada kala duwan ee ay qabato:-<\/p>\n<p><strong>Sea Cargo Forwarding:<\/strong><br \/>\nAdeega gudbinta badeecadaha kala duwan dhinaca Badda iyada oo isticmaaleysa nidaamka\u00a0<strong>Transit-ka<\/strong>\u00a0dekedda Salalah oo ah nidaam wadamadu badeecadaha isugu gudbiyaan oo canshuur dhaaf ah una gudbinaysa dekedda Bosaso. Waana adeegii ugu horeeyey oo ay shirkaddu u bilowday macaamiisheeda.<\/p>\n<p><strong>Inland Cargo Forwarding:<\/strong><br \/>\nAdeega gudbinta badeecadaha kala duwan dhinaca barriga iyada oo isticmaaleysa nidaamka\u00a0<strong>Transit-ka<\/strong>\u00a0dekedda Berbera, shirkadda oo noqotey shirkaddii ugu horeysay oo ka hirgalisa nidaamkan dhulka badeecadaha la marinayo dekedda Berbera laguna dajinayo xerooyinka\u00a0<strong>Containers-ka<\/strong>\u00a0shirkadda ee ku yaala\u00a0<strong>Garowe\u00a0<\/strong>Agagaarka Puntland Petrolium Station, iyo\u00a0<strong>Gaalkacyo<\/strong>\u00a0agagaarka Kantaroolka magaalada.<\/p>\n<p><strong>Export Forwarding:<\/strong><br \/>\nAdeegan oo ah mid alaabta dibada dalka looga dhoofinayo sida badeecadaha u baahan\u00a0<strong>Qaboojiyaasha<\/strong>, sida Kaluunka, Argoosatada iyo Hilibka. Sidoo kale badeecadaha aan ubaahnayn qaboojiyaasha.<\/p>\n<p><strong>Air freight Forwarding:<\/strong><br \/>\nWaa adeeg ay shirkaddu qorsheynayso in ay hirgaliso mustaqbalka dhow si ay u daboosho baahiyaha macaamiisheeda ku sugan Puntland ee dhinaca Cargo-da yar yar.<\/p>\n<p><strong>Faahfaahin\u201d<\/strong><br \/>\nShirkadda\u00a0<strong>Dispatch Logistics<\/strong>\u00a0waxay idin faahfaahinaysaa sababta soo dedejisay bilaabidda adeega badeecadaha ee Berriga.<\/p>\n<p>Badeecadaha qaarkood oo aan doon la soo saari karin sida badeecadaha Qaboojiyaha u baahan.<\/p>\n<p>Badeecadaha qaarkood oo aan Container-ka laga bixin karin sida qalabka warshadaha oo u badan biro iyo boolal iyo qalabyo la isku xirxirayo oo hadii Doon lasoo saaro ay halis u tahay in qaar kala lumaan hadhowna ay suura gali waydo in sidii la rabay qalabkaa loo xirxiro.<\/p>\n<p>Badeecadaha doomaha ku burbura sida muraayadaha, electronics ka, gawaarida, solars ka iyo machineries ka qaarkood.<\/p>\n<p>Waqtiyada qaarkood oo aysan doomuhu safri karin sida waqtiyada bad xiranka loo yaqaan oo ah waqti dheer oo dabaylo xoogani badda ka dhacaan lagana yaabo in ay ku burburto hantida shacabka Puntland.<\/p>\n<p>Shirkaddu waxay ku guulaysatay in ay meesha ka saarto labadii canshuurood ee fuuli jiray badeecadaha.<\/p>\n<p>Shirkaddu waxa ay xalisay dhibaatooyin fara badan oo ay ka caban jireen shacabka Puntland waxa ayna suuro galisay in ay siiso qof kasta oo degen Puntland kalsooni uu kaga soo dagsan karo badeecadiisa Bad iyo Barri, sidoo kale mustaqbalka dhowna ay ku dari doonto adeegeeda Cirka.<\/p>\n<p>Shirkadda\u00a0<strong>Dispatch Logistics\u00a0<\/strong>waxa qorshaheedu yahay in ay meesha ka saarto khasaaraha sanadlaha ah ee ganacsatada Puntland soo gaara, kaas oo lagu qiyaaso 20-30% kana yimaada alaabo jajabtay, alaab luntay iyo magdhow looga soo dalaco dekedaha Carbeed.<\/p>\n<p>Wixii su\u2019aalo ah oo la xiriira adeegyada shirkadda iyo meelaha ay ka howl gasho fadlan kala soo xiriir..<\/p>\n<p><strong>Dispatch Logistics<\/strong><br \/>\nFreight Forwarding Services<br \/>\nSalalah, Garowe, Berbera<br \/>\nE-mail: info@dispatchls.com<br \/>\nTel: 0096891205156 (Salalah).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20a7.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-61039\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20a7.gif\" alt=\"\" width=\"641\" height=\"361\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-61038\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3.jpg\" alt=\"\" width=\"643\" height=\"482\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3.jpg 1032w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/500a3-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 643px) 100vw, 643px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/501.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-61034\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/501.png\" alt=\"\" width=\"637\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/501.png 637w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/501-224x300.png 224w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/501-292x391.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 637px) 100vw, 637px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/502.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-61035\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/502.png\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"847\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/502.png 630w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/502-223x300.png 223w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/502-292x393.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WARGELIN: Shirkadda dispatch logistics waa shirkad ay leeyihiin ganacsato reer Puntland ah oo xafiiskeeda ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-61032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1523,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61032"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61042,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61032\/revisions\/61042"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61039"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}