{"id":61053,"date":"2019-06-09T13:43:26","date_gmt":"2019-06-09T11:43:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61053"},"modified":"2019-06-09T13:43:47","modified_gmt":"2019-06-09T11:43:47","slug":"kheyre-oo-magacaabay-guddiga-qaban-qaabada-xuska-maalinta-xorriyadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61053","title":{"rendered":"Kheyre oo magacaabay guddiga qaban-qaabada Xuska Maalinta Xorriyadda"},"content":{"rendered":"<p>09 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay guddiga qaban qaabada xuska sannad guurada 59-aad ee maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 26-ka June iyo 1-da July.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-61054\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22b2.jpg\" alt=\"\" width=\"518\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22b2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22b2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22b2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22b2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22b2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 518px) 100vw, 518px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xubnaha Guddigan ayaa ka kooban 9 xubnood oo isugu jira Wasiiro iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana Guddoomiye u ah Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.<\/p>\n<p>Guddiga ayey shaqadoodu tahay in ay qaban-qaabiyaan xuska maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da July, in ay si siman u xiriiriyaan hay\u2019adaha shaqada ku leh maalmaha xorriyadda iyo midnimada, in ay jaan gooyaan qarashaadka ku baxaya xuska, in ay magacaabaan guddi hoosaadyada farsamo ee xuska iyo in ay kormeeraan hannaanka ay u socdaan howlaha guddi hoosaadka farsamo ee abaabulka munaasabadaha Qaran.<\/p>\n<p><strong>Xubnaha Guddiga ayaa waxay kala yihiin sidan:<\/strong><\/p>\n<p>1- Maxamed Cabdi Xayir Maareeye\u00a0 \u00a0Guddoomiye<\/p>\n<p>2- C\/Raxmaan Ducaale Bayle<\/p>\n<p>3- Xasan Cali Maxamed<\/p>\n<p>4- Maxamed Abuukar Islaaw<\/p>\n<p>5- Khadiija Maxamed Diiriye<\/p>\n<p>6- Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf<\/p>\n<p>7- Sadiiq Xirsi Warfaa<\/p>\n<p>8-\u00a0Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan<\/p>\n<p>9-\u00a0Bashiir Axmed Cusmaan\u00a0 \u00a0Agaasimaha golaha Wasiirrada iyo Xariirka Baarlamaanka<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay guddiga qaban qaabada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61054,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-61053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1265,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61053"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61056,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61053\/revisions\/61056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61054"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}