{"id":61080,"date":"2019-06-11T12:56:20","date_gmt":"2019-06-11T10:56:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61080"},"modified":"2019-06-12T12:47:34","modified_gmt":"2019-06-12T10:47:34","slug":"col-caarre-oo-sheegtay-in-uu-gurigiisa-ku-weerari-doono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61080","title":{"rendered":"Col. Caarre oo sheegtay in uu gurigiisa ku weerari doono (muuqaal)"},"content":{"rendered":"<p>11 June 2019 (Puntlandes)\u00a0 Col. Saciid Cawil Jaamac Caarre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa gebi ahaanba beeniyay war ka soo baxay Somaliland oo sheegtay in uu debadda u dhoofayo kadib markii ay ka soo xeroodeen ciidamadii raacay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1560238351958.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-61081\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1560238351958.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"569\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1560238351958.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1560238351958-300x237.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1560238351958-292x231.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1560238351958-638x504.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1560238351958-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/FB_IMG_1560238351958-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Caarre ayaa sheegay in uu ka been-abuurtay guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland Maxamed Axmed Caalim (Tiimbaro\u201d balse Caarre ayaa wacad ku maray in uu tallaabo adag ka qaadi dooono Tiimbaro islamarkaana gurigiisa ku weerari doono.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu golayaasha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ka dalbaday in ay xil ka qaadis ku sameeyaan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iy wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Maxamed Kaahin Axmed.<\/p>\n<p>Biixi iyo Kaahin ayuu ku tilmaamay laba gacan-ku\u2019dhiigle oo dadkii baabi\u2019iyay waxaana uu hay\u2019adaha caddaaaladda dunida ka codsaday in sharciga la mariyo labadaaasi nin.<\/p>\n<p>Hadalka Col. Caarre ayaa ku soo beegmay maalmo kadib markii guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland uu sheegay in ciidankii jabhadda Caarre ay dib ugu laabteen Somaliland isagiina keligiis joogo magaalada Qardho oo sida uu sheegay debadda uga dhoofayo.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OymgP5JRp-I\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 June 2019 (Puntlandes)\u00a0 Col. Saciid Cawil Jaamac Caarre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61081,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-61080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1357,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61080"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61111,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61080\/revisions\/61111"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61081"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}