{"id":61323,"date":"2019-06-16T21:48:03","date_gmt":"2019-06-16T19:48:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61323"},"modified":"2019-06-16T21:48:03","modified_gmt":"2019-06-16T19:48:03","slug":"dhabacad-oo-diiday-inay-ku-hakadaan-bursaalax-wafdi-uu-hogaaminayey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61323","title":{"rendered":"DHABACAD OO DIIDAY INAY KU HAKADAAN BURSAALAX WAFDI UU HOGAAMINAYEY"},"content":{"rendered":"<p>16 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland isla markaasna ah gudoomiyaha Gudiga Dib u habaynta Hay\u2019adaha Dowlada ee gobolka Mudug Maxamed C\/raxmaan Dhabancad iyo wadfi uu hogaaminyey ayaa booqday, jimcihii oo ay taariikhdu ahayd 14ka June, Kastamka Tuur-Dibi ee degmada Galdogob.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/23c1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-61324\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/23c1.jpg\" alt=\"\" width=\"668\" height=\"445\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/23c1.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/23c1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/23c1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/23c1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/23c1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/23c1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/23c1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 668px) 100vw, 668px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxay sii mareen una qorshaysnayd inay booqdaan oo ku hakadaan magaalada Bursaalax, laakin waxay Warbaahinta Puntlandes ogaatay in wasiir Dhabancad oo ah gudoomiyaha guddiga uu u diiday wafdi inay ku hakadaan degmada Bursaalax.<\/p>\n<p>Shacabka degmada Bursaalax ayaa aad ula yaabay hab-dhaqanka wasiirka iyo sababta ku kaliftay inuu diido Bursaalax.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka Maaliyadda dawladda Puntland Xasan Shir Abgaal, xubno kale oo guddiga ka tirsan iyo maamulka gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland isla markaasna ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61324,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-61323","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1775,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61323","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61323"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61325,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61323\/revisions\/61325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61324"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}