{"id":61584,"date":"2019-06-28T12:38:40","date_gmt":"2019-06-28T10:38:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61584"},"modified":"2019-06-28T12:38:40","modified_gmt":"2019-06-28T10:38:40","slug":"akhriso-war-murtiyeed-laga-soo-saaray-kulankii-khayre-xaaf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61584","title":{"rendered":"Akhriso War murtiyeed laga soo saaray kulankii Khayre &#038; Xaaf"},"content":{"rendered":"<p>28 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii Khamiista ee ay taariikhdu ku beegnayd 27ka Juun, 2019.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay qodobo muhiim ah oo la xiriira arrimaha dib u heshiisiinta, doorashooyinka Galmudug iyo sidii loo dhammeyn lahaa kala aragti duwaanshaha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Falanqeyn iyo wadatashi dheer keddib waxaa la isla meel dhigay qodobadan hoos ku xusan:<\/p>\n<p>1. Madaxdu waxay si wadajir ah u bogaadiyeen soo dhaweyntii diirranayd ee 26kii Juun, 2019 loogu sameeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre magaalada Cadaado.<\/p>\n<p>2. Madaxweyne Xaaf iyo Ra\u2019iisul Wasaaee Khayre waxa ay isla garteen in la dajiyo geeddi socodka iyo hannaanka dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka si loo helo Galmudug mideysan.<\/p>\n<p>3. In Dowlad Goboleedka Galmudug ay qaadato kaalinteeda kaga aaddan arrimaha dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka iyada oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>4. Si ay u noqoto caasimad loo dhan yahay oo leh maqaamkeeda waa in hay\u2019adaha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Galmudug ay si buuxda uga hawl galaan magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>5. In Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo celiso kabistii miisaaniyadeed ee Galmudug si loo dar dar galiyo arrimaha amniga iyo adeegyada kala duwan ee bulshada Galmudug.<\/p>\n<p>Dhammaad<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-61585\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-61586\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-61587\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a1.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a1-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a1-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b2a1-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 June 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Dowlad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-61584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1391,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61588,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61584\/revisions\/61588"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}