{"id":61631,"date":"2019-06-29T14:14:47","date_gmt":"2019-06-29T12:14:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61631"},"modified":"2019-06-29T14:14:47","modified_gmt":"2019-06-29T12:14:47","slug":"akhriso-yaasiin-cumar-dheere-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-daraawiishta-dowladda-puntland-sidii-ay-faafisay-puntlandes-com","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61631","title":{"rendered":"Akhriso Yaasiin Cumar Dheere loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland sidii ay faafisay Puntlandes.com"},"content":{"rendered":"<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa akhristayaasheeda la wadaagtay, (<span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61578\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">halkan ka akhriso<\/a><\/span>), in madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni saxiixay magacaabista\u00a0Yaasiin Cumar Dheere oo uu u magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland, haddaba maanta ayey madaxtooyada Puntland shaacisay ee hoos ka akhriso digreetada:<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-61579\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b8.jpg\" alt=\"\" width=\"396\" height=\"272\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b8.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b8-300x206.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b8-292x201.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b8-638x439.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/25b8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 396px) 100vw, 396px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu tixgeliyey: Aqoontooda, kartidooda iyo Khibraddooda ciidan.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa S\/Gaas Yaasiin Cumar Dheere loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>2. Waxaa S\/Guuto Axmed Cali Salaad loo magacaabay Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>-DHAMMAAD-<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa akhristayaasheeda la wadaagtay, (halkan ka akhriso), in madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-61631","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1504,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61631"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61632,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61631\/revisions\/61632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}