{"id":61730,"date":"2019-07-01T13:14:22","date_gmt":"2019-07-01T11:14:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61730"},"modified":"2019-07-01T13:14:22","modified_gmt":"2019-07-01T11:14:22","slug":"rw-khayre-oo-dhawaaway-in-dhuusamareeb-ay-taalo-gogosha-nabada-doorashada-galmudug-na-ka-dhacayso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61730","title":{"rendered":"RW Khayre oo dhawaaway in Dhuusamareeb ay taalo gogosha Nabada &#038; doorashada Galmudug na ka dhacayso"},"content":{"rendered":"<p>01 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay kaga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb inay ka furan tahay gogosha dib u heshiisiinta, ayna ka dhici doonto doorashada Madaxda Galmudug.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/22b2.jpg\" \/><\/p>\n<p>Isagoo jeedinayay khudbadda munaasabadda 1-da Luulyo ee 59-sano guurada ka soo wareegatay markii Gobolada Koofureed Xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga iyo is raacii waqooyi iyo Koofur ayuu sheegay wixii berri ka dambeeya amniga Dhuusamareeb la wareegayaan Hey\u2019addaha Amniga dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>\u201c\u201dHay\u2019adaha Amniga Dowladda Federalka ah waa in laga bilaabo beri u diyaar garoobaan sugida Amniga Caasimadda Galmudug, Ciidama Ahlusuna ee aan ognahay kana dharagsanahay Juhdigii aay galiyeen nabadda ka jirta deegaanadaan, waa ineey u diyaar garoobaan laga bilaabo bari in la qarameeyo oo tababar loo furo\u201d Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/J3pI7IFXLqs\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay kaga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-61730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1301,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61731,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61730\/revisions\/61731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59885"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}