{"id":61924,"date":"2019-07-04T12:44:56","date_gmt":"2019-07-04T10:44:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61924"},"modified":"2019-07-04T12:44:56","modified_gmt":"2019-07-04T10:44:56","slug":"xaaf-oo-u-wakiishay-dfs-howlaha-doorashooyinka-dib-u-heshiisiinta-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=61924","title":{"rendered":"Xaaf oo u wakiishay DFS howlaha doorashooyinka &#038; dib u heshiisiinta Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>04 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa is bedel xooggan ay ku yimaadeen mowqifkiisa ku wajahnaa arrimaha cakiran ee ka taagan Galmudug, isagoo markii u horeysay u ogolaaday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka inay hoggaamiso geeddi socodka Dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60642\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817.jpg\" alt=\"\" width=\"628\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817.jpg 1430w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-300x201.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-768x516.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-1024x687.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-292x196.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-638x428.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558531510817-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 628px) 100vw, 628px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xeer uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayuu ku sheegay in markii uu arkay qodobka 50aad farqadiisa 5aad ee Dastuurka Galmudug, baahida loo qabo in dadajiyo arrimaha dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug iyo markii uu tixgeliyay Xaalada cakiran ee ka taagan Galmudug uu go\u2019aansaday in geeddi socodka doorashooyinka iyo dib u heshiisiinta Galmudug uu u wakiishay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu ku wargeliyay dhammaan hey\u2019addaha kala duwan ee Galmudug ay sii wataan waajibaadka ay u hayaan bulshada reer Galmudug, inta laga soo dhisayo dowlad cusub.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa ka dhigan in Xaaf uu aqbalay in Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ay mas\u2019uul ka noqoto wixii hadda ka dambeeya howlaha doorashooyinka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ee la filayo in dhowaan la bilaabo.<\/p>\n<p>Xeerkan uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayaa ku soo aaday maalin ka hor xilliga ay ku egtahay muddo xileedka rasmiga ah ee Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo ku eg 4-ta July 2019 oo ku beegan maanta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-61925\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29.jpg\" alt=\"\" width=\"666\" height=\"863\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29-231x300.jpg 231w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29-292x378.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29-638x827.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 666px) 100vw, 666px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa is bedel xooggan ay ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-61924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1102,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=61924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61926,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/61924\/revisions\/61926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60642"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=61924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=61924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=61924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}