{"id":62020,"date":"2019-07-07T16:57:16","date_gmt":"2019-07-07T14:57:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62020"},"modified":"2019-07-07T16:57:16","modified_gmt":"2019-07-07T14:57:16","slug":"golaha-wakiillada-puntland-oo-diiday-ansixinta-miisaaniyadda-2018-soona-saaray-goaano","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62020","title":{"rendered":"Golaha Wakiillada Puntland oo diiday ansixinta miisaaniyadda 2018 soona saaray go&#8217;aano"},"content":{"rendered":"<p>07 July 2019 (Puntlandes) Golaha Wakiillada dawladda Puntland oo maal-mahan ka doodayey xisaab xirka miisaaniyadda 2018 oo golaha la hor keenay 30-Jun-2019, ayaa waxaa maanta golaha hor yimi Guddoomiyaha hanti-dhawrka guud oo Goluhu ugu yeereen si uu faah-faahin uga bixiyo warbixintii ku saabsanayd xisaab xirka miisaaniyadda 2018.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62021\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3.jpg\" alt=\"\" width=\"669\" height=\"446\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 669px) 100vw, 669px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xafiiska hanti-dhawrka guud ayaa sheegay inaan haba yaraatee lagu dhaqmin miisaaniyadda 2018ka ayna jiraan khaladaad badan oo ka muuqda sida loo kharash gareeyey dakhligii soo xerooday.<\/p>\n<p><span class=\"text_exposed_show\">Guddoomiyaha hanti-dhawrka oo faah-faahin ka siiyey warbixintaas waxay goluhu dood iyo falanqeyn dheer ka dib isku raaceen;-<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>1- Inaan goluhu meel marin xisaab xirka miisaaniyadda 2018, madaama aanay waafaqsanayn Dastuurka dawladda Puntland.<\/p>\n<p>2- In golaha wakiilladu soo saaro xeer xisaabiyaha guud lagaga madax bannaaynayo wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p>3- In dib-u-habayn lagu sameeyo xafiiska hanti-dhawrka guud iyo Bangiga dhexe ee dawladda, dib u eegisna lagu sameeyo xeerarka ay ku shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Maadaama Golaha Wakiilladu diiday xisaab xirka miisaaniyadda 2018, waxa loo gudbin doonaa xafiiska xeer-ilaaliyaha guud, sida uu qabo qodobka 137.2 ee Dastuurka dawladda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62022\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3a.jpg\" alt=\"\" width=\"716\" height=\"477\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3a.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a3a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 716px) 100vw, 716px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 July 2019 (Puntlandes) Golaha Wakiillada dawladda Puntland oo maal-mahan ka doodayey xisaab xirka miisaaniyadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1292,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62023,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62020\/revisions\/62023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62022"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}