{"id":62026,"date":"2019-07-08T11:04:08","date_gmt":"2019-07-08T09:04:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62026"},"modified":"2019-07-08T11:04:08","modified_gmt":"2019-07-08T09:04:08","slug":"madaxweyne-deni-oo-magacaabay-hanti-dhowrka-guud-iyo-agaasimayaasha-bangiga-iyo-wasaaradda-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62026","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo magacaabay Hanti-dhowrka Guud iyo Agaasimayaasha Bangiga iyo Wasaaradda Maaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 41 ee 8da Luulyo 2019, ku magacaabay Hanti-dhowrka Guud iyo Agaasimayaasha Bangiga iyo Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a2b1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62018\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a2b1.png\" alt=\"\" width=\"428\" height=\"266\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a2b1.png 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a2b1-300x186.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a2b1-768x477.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a2b1-292x181.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a2b1-638x396.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 428px) 100vw, 428px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo Horumarinta Hanaanka Maamul ee<br \/>\nMaaliyadda iyo Isla xisaabtanka<\/p>\n<p>Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo Khibradooda shaqo.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa Cabdirisaaq Cumar Faarax loo magacaabay Guddoomiyaha Hanti-dhowrka Guud ee Dowladda Puntland<\/p>\n<p>2. Waxaa Maxamed Faarax Maxamuud loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Bangiga Dowladda Puntland<\/p>\n<p>3. Waxaa Cabdirisaaq Maxamed Xasan loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Maxjarka<\/p>\n<p>4. Waxaa Faysal Cabdullaahi Warsame loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p>5. Waxaa Cumar Saalax Aadan loo magaacabay Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland<\/p>\n<p>6. Waxaa Keenadiid Cali Jaamac loo magacaabay Agaasime Kuxigeenka Maamulka ee Wasaaradda Maaliyadda<\/p>\n<p>7. Waxaa Abshir Maxamed Abshir loo magacaabay Agaasime Kuxigeenka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa marka uu Madaxweynuhu Saxiixo, Waana saxiixay.<\/p>\n<p>-DHAMMAAD-<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 41 ee 8da Luulyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62018,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1074,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62027,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62026\/revisions\/62027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62018"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}