{"id":62039,"date":"2019-07-09T15:13:55","date_gmt":"2019-07-09T13:13:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62039"},"modified":"2019-07-09T15:13:55","modified_gmt":"2019-07-09T13:13:55","slug":"dfs-oo-bilowday-inay-ciidamo-ka-diiwaangeliso-magaalada-xudur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62039","title":{"rendered":"DFS oo bilowday inay ciidamo ka diiwaangeliso magaalada Xudur"},"content":{"rendered":"<p>09 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Baarlamaanka Federalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay weheliyaan Madaxweynaha Koofurgalbeed iyo Wasiirka Gaashaandhigga iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray xero ciidan oo ay ku jiraan maleeshiyaad hubeysan \u00a0magaalada Xudur ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-62040\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a4.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a4.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a4-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a4-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a4-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a4-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a4-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/29a4-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdigan tagey saaka xeradan ayaa waxay kula kulmeen saraakiisha maamusha halkaas iyagoo kala hadlay sidii maleeshiyaadkaas ay ugu biir lahaayeen ciidamada dowlada federalka loona tirakoobi lahaa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koofurgalbeed C\/Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, ayaa sheegay in xeradaas laga billaabayo diiwaangelinta Ciidamada, waxa uuna u ballanqaaday in diiwaan gelinta iyo tirakoobkooda kadib ay sii joogta ah u heli doonaan xuquuqdooda islamarkaana la daryeeli doono.<\/p>\n<p>Guddoomiye Mursal iyo Wafddi uu hoggaaminayo ayaa shalay tagay Xarunta Gobolka Bakool ee Xuddur,waxaana halkaas ay ka dhagax dhigeen Garoon diyaaradeed iyo xarumo kale.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Baarlamaanka Federalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay weheliyaan Madaxweynaha Koofurgalbeed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62039","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1310,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62041,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62039\/revisions\/62041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62040"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}