{"id":62142,"date":"2019-07-11T10:34:03","date_gmt":"2019-07-11T08:34:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62142"},"modified":"2019-07-11T11:16:45","modified_gmt":"2019-07-11T09:16:45","slug":"daawo-video-wasiirka-arrimaha-gudaha-punland-oo-eedeeyey-rw-khayre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62142","title":{"rendered":"Daawo Video: Wasiirka Arrimaha Gudaha Punland oo eedeeyey RW Khayre"},"content":{"rendered":"<p>11 July 2019 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad ayaa ku eedeeyay Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya in uu diiday jadwalkii ay u diyaarisay Puntland xilli uu shalay galab booqday waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27h2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-61855\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27h2.jpg\" alt=\"\" width=\"503\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27h2.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27h2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27h2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27h2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27h2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27h2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27h2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 503px) 100vw, 503px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Daawo eedaynta Dhabancad<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Ue06De_vpf0\" width=\"550\" height=\"420\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Dhabanacad ayaa waxaa uu sheegay in isaga iyo wasiiro kale ay Garowe uga tageen sidii Ra\u2019isal wasaaraha ugu soo dhaweyn lahaayeen Gaalkacyo qeybteeda Waqooyi.<\/p>\n<p>Wasiir Dhabancad ayaa sheegay in RW Khayre uu u dhaqmay si mas\u2019uuliyad darro ku jirto uuna ka doortay soo dhoweyntii ay ugu talogaleen inuu dhex galo dhalinyaro.<\/p>\n<p>Wasiir DhabanaCad ayaa xusay in Isimada iyo waxgaradkii ay u diyaariyeen soo dhaweynta Ra\u2019isalwasaaraha ay ka raalli gelinayaan waxa dhacay.<\/p>\n<p>Daawo sidii Khayre loogu soo dhaweeyey waqooyiga<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KvIm_FJEzQ8\" width=\"550\" height=\"420\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nKhayre ayaa ku sugnaa magaalada Gaalkacyo qeybteeda Koofureed isagoo halkaasi u yimid safar uu ku sheegay inuu ku dhisayo maamulka Galmudug,waxaana uu halkaas kula kulmayay Bulshada ku nool xaafadaas.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 July 2019 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad ayaa ku eedeeyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1509,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62143,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62142\/revisions\/62143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61855"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}