{"id":62199,"date":"2019-07-12T20:23:13","date_gmt":"2019-07-12T18:23:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62199"},"modified":"2019-07-12T20:23:13","modified_gmt":"2019-07-12T18:23:13","slug":"raiisul-wasaare-kheyre-iyo-wafdi-uu-hogaaminayo-oo-lagu-soo-dhaweeyay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62199","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>12 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinka dambe dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-62210\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a2a.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a2a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a2a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a2a-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a2a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a2a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta halkaasi loogu sameeyay kulan sagootin ah oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Mudug, waxaana kulanka kaddib ay Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaruhu u soo amba baxeen magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen madaxa Xukumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka, Wasiiro iyo Xildhibaanno katirsan Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Kheyre Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo magaalada Dhuusamareeb waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Galmudug \u00a0oo uu kala hadli doona dhameystirka Galmudug oo loo dhanyahay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62210,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62199","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1120,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62199"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62211,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62199\/revisions\/62211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62210"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}