{"id":62280,"date":"2019-07-14T12:34:59","date_gmt":"2019-07-14T10:34:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62280"},"modified":"2019-07-14T12:34:59","modified_gmt":"2019-07-14T10:34:59","slug":"qaraxa-dhuusamareeb-iyo-khasaaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62280","title":{"rendered":"Qaraxa Dhuusamareeb iyo Khasaaraha ka dhashay"},"content":{"rendered":"<p>14 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka dhacay qarax ismiidaamin ah, iyadoo qof isku soo xiray xirnaa waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay maqaayad ku dhow Xarunta INJI.<span id=\"more-9411\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62281\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a7.jpg\" alt=\"\" width=\"509\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a7.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a7-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a7-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a7-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a7-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a7-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a7-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 509px) 100vw, 509px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaraxa ayaa waxaa uu sababay dhimada qofkii isa soo miidaamiyay iyo shan halka ay ku dhaawacmeen ruux oo mid ay haweeney tahay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in qofka is qarxiyay uu muddo fadhiyay maqaayad yar oo ku dhow Xarunta INJI oo uu ka howlgalo Madaxa Xukuumadda Sheekh Maxamed Shaakir.<\/p>\n<p>Xaalada magaalada Dhuusamareeb ayaa ah mid degan, waxaana goobta qaraxa uu ka dhacay soo buuxiyay ciidamada amniga, kuwaasoo xiray wadada iyo aagga ay wax ka dhaceen.<\/p>\n<p>Muddooyinkii u dambeeyay waxaa magaalada Dhuusamareeb ku sugnaa wafdi uu hoggaaminayay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaana maalintii shalay gaaray magaaladaas wafdi ka socday dowladda Qatar.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_3_5d2afb7faf0d9_rand td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka dhacay qarax ismiidaamin ah, iyadoo qof isku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62281,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1122,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62282,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62280\/revisions\/62282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62281"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}