{"id":62291,"date":"2019-07-15T11:19:58","date_gmt":"2019-07-15T09:19:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62291"},"modified":"2019-07-15T11:19:58","modified_gmt":"2019-07-15T09:19:58","slug":"trump-oo-markale-weerar-afka-ah-ku-qaaday-ilhan-cumar-iyo-siyaasiyiin-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62291","title":{"rendered":"Trump oo markale weerar afka ah ku qaaday Ilhan Cumar iyo siyaasiyiin kale"},"content":{"rendered":"<p>15 July 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in ereyo ay cunsurinimo ku jirto ku weeraray afar dumar ah oo ka tirsan Congresska Maraykanka isagoo ku tilmaamay inaysan ahayn Maraykan dhalad ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62296\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8a.jpg\" alt=\"\" width=\"438\" height=\"438\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8a.jpg 700w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8a-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8a-300x300.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8a-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8a-292x292.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8a-55x55.jpg 55w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8a-638x638.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 438px) 100vw, 438px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warkan ka soo yeeray Trump ayaa waxaa si weyn ugaga soo horjeestey siyaasiyiin badan oo ay ka mid tahay afhayeenka Aqalka Wakiilada Nancy Pelosi iyo weliba qaar kamid ah musharaxiinta madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga.<\/p>\n<p>Trump ayaa haweenkan oo ay ku jirto Ilhan Cumar ku tilmaamay inay ka soo jeedaan wadamo burbursan oo uu qalalaase ka jiro waxana uu ugu baaqay inay wadamadooda dib ugu laabtaan.<\/p>\n<p>Saddex ka mid ah afartooda, oo kala ah Alexandria Ocasio-Cortez, Rashida Tlaib iyo Ayanna Pressley ayaa ku dhashay kuna barbaaray Mareykanka, halka Ilhaan Cumar ay iyadoo yar tagtay Mareykanka.<\/p>\n<p>Trump ayaa hadalkiisii sii raaciyay in afhayeenka Aqalka Congresska ay ku farxi doonto ayna si dhaqso ah dumarkaas ugu diyaariso safarkooda bilaashka ah,<\/p>\n<p>Hase yeeshee, Nancy Pelosi ayaa si weyn u cambaareysay hadalka kasoo yeeray madaxweyne Trump, halka Rashida Tlaib ay jawaabteeda Twitter-ka iyadana ku sheegtay baaq ay ku jeedisay in xilka laga qaado Mr Trump.<\/p>\n<p>Ilhaan Cumar oo galinkii dambe ee maanta kusoo jawaabtay Twitter-keeda ayaa eedeyn culus u jeedisay madaxweynaha, iyadoo sheegtay \u201cinay u dhaarteen sidii ay ula dagaallami lahaayeen madaxweynaha ugu musuqmaasuqa badan ee abid soo maray Mareykanka\u201d.<\/p>\n<p>Akhriso\u00a0eedeeynta Trump<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-62297\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b1.png\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"1061\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b1.png 634w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b1-179x300.png 179w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b1-612x1024.png 612w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b1-292x489.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 July 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in ereyo ay cunsurinimo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62296,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62291","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1350,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62291","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62291"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62298,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62291\/revisions\/62298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62296"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}