{"id":62293,"date":"2019-07-15T11:07:20","date_gmt":"2019-07-15T09:07:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62293"},"modified":"2019-07-15T11:07:20","modified_gmt":"2019-07-15T09:07:20","slug":"alshabaab-oo-45-maalmood-u-qabtay-inay-isku-diiwaangeliyaan-odayaasha-soo-xulay-xildhibaanada-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62293","title":{"rendered":"Alshabaab oo 45 maalmood u qabtay inay isku diiwaangeliyaan odayaasha soo xulay xildhibaanada Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>15 July 2019 (Puntlandes) Bayaan kasoo baxay hoggaanka sare ee Xarkada Alshabaab ayaa amray culus la dul dhigay odayashii ergada ee soo xulay baarlamaanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-62294\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8-300x300.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8-292x292.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30a8-55x55.jpg 55w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Bayaankan oo ku qornaa luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka ayaa lagu sheegay in Odayaashu ay ku dheceen \u201cFal gaalnimo ah\u201d, lagana doonayo in ay ka towbad keenaan ficilka ay ku dheceen.<\/p>\n<p>\u201cWaa inay iska diiwaangeliyaan maamulada wilaayaadka islaamiga ah ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya muddo 45 maalmood ah oo ka bilaabaneysa 15-07-2019 kuna eg 01-09-2019-ka.\u201dayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Alshabaab.<\/p>\n<p>Ururka Alshabaab ayaa ugu hanjabay in Odeygii ka faa\u2019ideysan waaya baaqa ay marin doonaan shareecada islaamka. Baaqan ka soo baxay ururka Alshabaab ayaa imanaya iyadoo dowlada federalka ay doonayso in doorasho qof iyo cod ah laga qabto dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaana hore uu ururka Alshabaab u diley dad badan oo ka mid ahaa ergooyinkii doortay xildhibaanada baarlamaanka kuwaasoo isugu jira rag iyo dumarba.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 July 2019 (Puntlandes) Bayaan kasoo baxay hoggaanka sare ee Xarkada Alshabaab ayaa amray culus&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62293","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1131,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62293","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62295,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62293\/revisions\/62295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62294"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}