{"id":62414,"date":"2019-07-17T16:21:55","date_gmt":"2019-07-17T14:21:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62414"},"modified":"2019-07-17T16:36:16","modified_gmt":"2019-07-17T14:36:16","slug":"akhriso-madaxweyne-farmaajo-oo-magacaabay-guddiga-dhab-u-heshiisiinta-iyo-wadahadallada-dowladda-federaalka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62414","title":{"rendered":"Akhriso Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddiga Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka &#038; Somaliland. (muuqaal)"},"content":{"rendered":"<p>17 July 2019 (Puntlandes) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland.<span id=\"more-9618\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27c25.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-61785\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27c25.jpg\" alt=\"\" width=\"604\" height=\"401\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27c25.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27c25-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27c25-768x510.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27c25-1024x680.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27c25-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27c25-638x424.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/27c25-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 604px) 100vw, 604px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_3_5d2f28d222543_rand td_block_template_1 \">\n<p>Madaxwaynaha ayaa u magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Guddoomiyaha Guddigan, halka Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) u<span class=\"text_exposed_show\">u u magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka, xubanaha kale ee Guddiga ayaa ah:<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>1. Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyow).<br \/>\n2. Dr.Cali Siciid Fiqi.<br \/>\n3. Sarreeye Guuto Axmed Jaamac Muuse.<br \/>\n4. Xildhibaan Cali Axmed Jaamac (Jangeli).<\/p>\n<p>Guddigan ayaa Madaxweynuhu waxa uu u magacaabay in xal waara oo miro dhal ah laga gaaro tabashooyinka walaalaheenna Soomaaliland, loona xaqiijiyo mabaadi\u2019da Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku dhisan talo wadaagga, wadaniyadda, cadaaladda, wadajirka iyo isku duubnida.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xeerka uu soo saaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa qeexaya xilka iyo waajibaadka Guddigaan kuwaas oo ah:<br \/>\n1. In ay hoggaamiyaan, kuna metalaan Dowladda Federaalka wadahadallada Soomaaliland.<br \/>\n2. In ay diyaariyaan cilmi-baaris tafaftiran oo ku saabsan dhinacyada sharciga, siyaasadda, taariikhda, dhaqan-dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada ee ku aaddan wadahadalladan.<br \/>\n3. In ay talo bixin joogta ah ka siiyaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya geeddi socodka wadahadalladan.<br \/>\n4. In ay diyaariyaan tubta wadahadallada.<br \/>\n5. Guddiga waxa ay dhammeystiranayaan hannaankooda qaab dhismeed, iyaga oo awood u leh in ay qortaan khuburo iyo lataliyeyaal.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/G1kSsQBLfKA\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 July 2019 (Puntlandes) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61785,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1624,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62414"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62419,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62414\/revisions\/62419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61785"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}