{"id":62432,"date":"2019-07-18T11:33:46","date_gmt":"2019-07-18T09:33:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62432"},"modified":"2019-07-18T11:33:46","modified_gmt":"2019-07-18T09:33:46","slug":"madaxweyne-deni-ayaa-wareegto-madaxweyne-ku-joojiyey-dhismeyaasha-iyo-deegaamaynta-dhul-daaqsimeedka-dooxooyinka-waw-iyo-bixin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62432","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni ayaa Wareegto Madaxweyne ku joojiyey Dhismeyaasha iyo Deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka Dooxooyinka Waw iyo Bixin."},"content":{"rendered":"<p>18 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto Madaxweyne Lr 03, ee 17ka Luulyo 2019, wuxuu ku joojiyay dismeyaasha iyo deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka Dooxooyinka Waw iyo Bixin ee u dhexeeya Garoowe iyo Buuro wadal.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b32.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62433\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b32.jpg\" alt=\"\" width=\"487\" height=\"257\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b32.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b32-300x158.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b32-768x405.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b32-1024x540.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b32-292x154.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b32-638x336.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b32-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 487px) 100vw, 487px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ku: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyaynta.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Ku: Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Is-bedelka Cimilada.<\/p>\n<p>Ku: Wasaaradda Amniga iyo DDR<\/p>\n<p>Ku: Taliyaha Ciidanka Daraawiishta<\/p>\n<p>Ku: Taliyaha Ciidanka Booliska<\/p>\n<p>UJeeddo: Joojin Dhismeyaasha iyo Deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka Dooxooyinka Waw iyo Bixin.<\/p>\n<p>Waxaa Dhammaan Wasaaraddaha iyo Teliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Daraawiishta ee warqadani sida tooska ah ugu socoto lagu wargelinayaa laga bilaabo maanta oo ay Taariikhdu tahay 17\/07\/2019 in la joojiyay dhismeyaasha iyo deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka Dooxooyinka Waw iyo Bixin ee u dhexeeya Garoowe iyo Buuro wadal.<\/p>\n<p>Dooxooyinkaas oo Dowladda Puntland u aqoonsantahay in ay yihiin Dhul-daaqsimeed, ciddii ku xad-gudubtana laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p>&#8211; Wareegtadan waxay dhaqangelaysaa marka uu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>***DHAMAAD***<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto Madaxweyne Lr 03,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1200,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62432"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62434,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62432\/revisions\/62434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62433"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}