{"id":62438,"date":"2019-07-18T11:42:17","date_gmt":"2019-07-18T09:42:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62438"},"modified":"2019-07-18T11:42:17","modified_gmt":"2019-07-18T09:42:17","slug":"madaxweyne-deni-oo-shaqo-joojin-ku-sameeyay-guddoomiyaha-hayadda-waddooyinka-puntland-sidoo-klaena-buriyey-dhammaan-xubnihii-laga-shaqaalaysiiyey-hayaddaasi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62438","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Waddooyinka Puntland, sidoo klaena buriyey dhammaan xubnihii laga shaqaalaysiiyey Hay\u2019addaasi"},"content":{"rendered":"<p>18 July 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Waddooyinka Dowladda Puntland, isla markaana buriyey dhammaan xubnihii laga shaqaalaysiiyey Hay\u2019addaasi laga soo bilaabo Janaayo 2019.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b3b1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62439\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b3b1.png\" alt=\"\" width=\"538\" height=\"305\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b3b1.png 690w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b3b1-300x170.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b3b1-292x165.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b3b1-638x362.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 538px) 100vw, 538px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ku: Guddoomiyaha Hay\u2019adda Waddooyinka Dowladda Puntland .<\/p>\n<p>Ku: Guddoomiye ku Xigeenka Hay\u2019adda Wadooyinka.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Og: Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Ujeeddo: Shaqo ka joojin iyo burin shaqaalaysiin.<\/p>\n<p>Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 17ka Luulyo 2019, shaqadii laga joojiyey Eng. Cabdirisaaq Yuusuf Cilmi Guddoomiyaha Hay\u2019adda Waddooyinka Dowladda Puntland ilaa iyo amar dambe.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la buriyey dhammaan xubnihii laga shaqaalaysiiyay Hay\u2019addaas laga soo bilaabo taariikhdu markay ahayd Janaayo 2019.<\/p>\n<p>Waxaa si ku meel gaar shaqada Hay\u2019adda u sii wadaya Guddoomiye ku xigeenka Hay\u2019adda Waddooyinka.<\/p>\n<p>-Xeerkan wuxuu dhaqangelaya marka uu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p>***DHAMAAD***<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 July 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shaqo joojin ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62439,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62438","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1463,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62438","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62438"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62440,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62438\/revisions\/62440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62439"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}