{"id":62477,"date":"2019-07-20T14:04:03","date_gmt":"2019-07-20T12:04:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62477"},"modified":"2019-07-20T14:04:03","modified_gmt":"2019-07-20T12:04:03","slug":"xildhibaano-mooshinka-u-gudbiyay-golaha-wakiilada-puntland-ka-dalbaday-si-xasaanadda-looga-qaado-xubnaha-maxkamadda-sare-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62477","title":{"rendered":"Xildhibaano mooshinka u gudbiyay Golaha wakiilada Puntland ka dalbaday si xasaanadda looga qaado xubnaha maxkamadda sare ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p>20 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Golaha wakiilada Puntland oo cuskanaya qodob kamid ah Dastuurka dowladda Puntland iyo xeer-hoosaadka Baarlamanka, ayaa mooshin xilka qaadis ah ka gudbiyay, xubnaha maxkamadda sare ee Puntland oo ay ku eedeeyeen caddaalad-darro iyo musuq maasuq baahsan.<\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Mudanayaasha ayaa sheegay in xubnaha guddiga maxkamadda sare ee Puntland ay dulmi iyo caddaalad-darro baahsan kula kacaan bulshada ay u qabtaan adeegyada garsoorka islamarkaana ay musuq maasuq ku sameeyaan hawlihii garsoorka ee loo xil-saaray.<\/div>\n<p>Xildhibaananda mooshinka gudbiyay ayaa Golaha wakiilada Puntland ka dalbaday in ay xasaanadda ka qaadan xubnaha maxkamadda sare ee Puntland maadaama sida ay sheegeen xubnuhu ay gabeen shaqadii loo igmaday.<\/p>\n<p>Xubnaha maxkamadda sare ee dowladda Puntland waxay ka kooban yihiin 5 xubnood oo kala ah guddoomiyaha guddoomiye ku xigeenka iyo saddex garsoore waxayna ku shaqeeyaan go\u2019aan wadareed iyadoo mudada xil-hayntoodu tahay 5 sannadood.<\/p>\n<p>Sida uu qabo qodobka 90-aad ee Dastuurka dowladda Puntland xubnaha maxkamadda sare waxaa xilka qaadis ku samayn kara Golaha wakiilada iygoo maraya aqlabiyad hal-dheeriya(1\/2+1).<\/p>\n<p>Mooshinkan ayaa ku soo beegmay xilli aan weli la magacaabin guddooomiyaha maxkamadda sare kadib markii uu geeriyooday guddoomiyihii hore Yuusuf Xaaji Nuur<\/p>\n<p class=\"has-text-color has-vivid-cyan-blue-color\">Halkaan hoose ka akhriso<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b6a6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62478\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b6a6.jpg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"843\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b6a6.jpg 726w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b6a6-255x300.jpg 255w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b6a6-292x343.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b6a6-638x750.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 717px) 100vw, 717px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Golaha wakiilada Puntland oo cuskanaya qodob kamid ah Dastuurka dowladda Puntland iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62018,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62477","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1208,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62477"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62479,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62477\/revisions\/62479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62018"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}