{"id":62509,"date":"2019-07-22T12:50:28","date_gmt":"2019-07-22T10:50:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62509"},"modified":"2019-07-22T12:50:28","modified_gmt":"2019-07-22T10:50:28","slug":"akhriso-maxkamadda-sare-ee-puntland-oo-muddaysay-dhegaysiga-dacwadda-kiiskii-caasha-ilyaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62509","title":{"rendered":"Akhriso Maxkamadda sare ee Puntland oo muddaysay dhegaysiga dacwadda kiiskii Caasha Ilyaas"},"content":{"rendered":"<p>22 July 2019 (Puntlandes) Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa muddaysay dhegaysiga dacwadda loo haysto saddex nin oo ku eedaysan kiiska kufsigii iyo dilkii magaalada Gaalkacyo loogu geystay Caasha Ilyaas Aadan.<\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Qoraal saaka ka soo baxay kusimaha guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland Nuur Ciise Maxamed ayaa lagu shaaciyay in maalinta Sabtida ah ee ku beegan 17-Agoosto 2019 ay maxkamaddu dhegaysan doonto gar-maqalka dacwadda loo haysto saddexda eedaysane.<\/div>\n<p>Eeedaysanayaasha oo kala ah Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame Cabdishakuur Maxamed Dige iyo Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame ayaa hore Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal waxay ku ridday xukun dil ah kaasi oo Maxkamadda Rafcaanka gobolka Nugaalna ay ku raacday.<\/p>\n<p>Balse mar kale ayay rafcaan u qaateen Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland oo ah heerka ugu sarreeya ee hay\u2019adaha Garsoorka waxaana haatan laga war sugayaa dhegaysiga dacwaddasi.<\/p>\n<p class=\"has-text-color has-vivid-cyan-blue-color\">Hoos ka akhriso qoraalka<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-62510\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5.jpg\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"729\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5.jpg 563w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5-232x300.jpg 232w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5-292x378.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 July 2019 (Puntlandes) Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa muddaysay dhegaysiga dacwadda loo haysto&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62510,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62509","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1374,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62509"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62512,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62509\/revisions\/62512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62510"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}