{"id":62513,"date":"2019-07-22T12:54:35","date_gmt":"2019-07-22T10:54:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62513"},"modified":"2019-07-22T12:54:35","modified_gmt":"2019-07-22T10:54:35","slug":"sawirro-khayre-oo-dhuusamareeb-kula-kulmay-safiirrada-caalamka-ee-saldhiggoodu-yahay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62513","title":{"rendered":"Sawirro: Khayre oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Safiirrada Caalamka ee Saldhiggoodu yahay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>22 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay magaalada Muqdisho iyo wakiillada hey\u2019adaha caalamiga oo maanta magaalada soo gaaray.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay dadaallada uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu hormuudka ka yahay ee lagu dhisaayo Galmudug loo dhan yahay oo qeyb ka qaadata horumarinta dalka iyo ka guul gaaridda himilooyinka ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta kulanka ka qayb galay ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha ku bogaadiyay dadaalladiisa dhismaha hey\u2019adaha Galmudug, qarameynta ciidamada deegaanka iyo isu diyaarinta xoreynta deegaannada argagaxisadu uga sugan tahay Galmudug.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa goob joog ka ahaa xubna ka tiran xukuumadda oo ay kamid yihiin wasiirrada arrimaha gudaha iyo amniga iyo sidoo kale madaxa fulinta dowlad gobaleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo mas\u2019uuliyiinta kulanka uu la qaatay uga warbixiyay heerarka kala duwan ee ay soo mareen dadaallada lagu dhisayo Galmudug, ayaa ka codsaday in ay laba jibbaaraan taageeradooda iyo garab istaagga Soomaaliya si\u00a0 guul wax ku ool ah looga gaaro dhismaha hey\u2019adaha dowladeed ee Galmudug.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta beesha caalamaka ee\u00a0 Ra\u2019iisul Wasaaraha kulanka la qaatay waxaa kamid ahaa wakiillada Qarmada Midoobay, Midawga Afrika iyo IGAD, iyo safiirada Midawga Yurub, Qatar, Turky, Ethiopia, Talyaaniga, Norway iyo Kenya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa maalintii 29-aad deegaannada Galmudug ugu sugan dhismaha Galmudug sal adag, loo dhan yahay oo xariir dhawna la leh dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-62514\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a.jpeg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a-300x200.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a-292x195.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a-638x425.jpeg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a-60x40.jpeg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62515\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a1.jpeg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"479\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a1.jpeg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a1-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a1-292x195.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a1-638x425.jpeg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a5a1-60x40.jpeg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a6.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62516\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a6.jpeg\" alt=\"\" width=\"710\" height=\"473\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a6.jpeg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a6-300x200.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a6-768x512.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a6-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a6-292x195.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a6-638x425.jpeg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/30b7a6-60x40.jpeg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 710px) 100vw, 710px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 July 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62514,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62513","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1385,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62517,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62513\/revisions\/62517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62514"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}