{"id":62727,"date":"2019-08-01T12:44:42","date_gmt":"2019-08-01T10:44:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62727"},"modified":"2019-08-01T12:44:42","modified_gmt":"2019-08-01T10:44:42","slug":"akhriso-madaxweyne-farmaajo-oo-iska-celiyay-baasaboorkii-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62727","title":{"rendered":"Akhriso Madaxweyne Farmaajo oo iska celiyay Baasaboorkii Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>01 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa dib u celiyay Jinsiyaddii labaad iyo Baasaboorkii Mareykanka ee uu heystay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/31a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62608\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/31a2.jpg\" alt=\"\" width=\"451\" height=\"240\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/31a2.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/31a2-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/31a2-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/31a2-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 451px) 100vw, 451px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Villa Somalia ayaa lagu sheegay in howsha dib u celinta Jinsiyaddii labaad ee Mareykanka ay muddo soo socotay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa shirar dhowr ah uga baaqday Mareykanka labadii sano ee u dambeysay uu hayay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, shirarkaasoo ahaa mid muhiim ah, waxaa ka mid ahaa Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka Madaxtooyada.<\/strong><\/p>\n<p>WAR SAXAAFADEED KU SAABSAN CELINTA JINSIYADDII LABAAD EE MADAXWEYNE FARMAAJO<\/p>\n<p>Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay jinsiyaddiisii labaad ee uu ka qaatay dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Hawshani waa mid soo socotay in muddo ah oo ay ku hawlanaayeen sharciyaqaanno iyo xafiisyada qaabilsan jinsiyadaha ee Soomaaliya iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku noolaa dalka Mareykanka muddo dheer isaga oo ka kororsaday aqoon iyo khibrado shaqo oo kala duwan, wuxuuna Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka noqdoy Ra\u2019iisul Wasaare sanadkii 2010.<\/p>\n<p>Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa oggolaanaya in muwaadinka Soomaaliyeed uu qaadan karo jinsiyad kale, balse markii la doortay ka dib, Madaxweynuhu waxa uu si iskiis ah u bilaabay qorshaha celinta baasaboorka labaad ee Mareykanka ah taas oo maanta soo idlaatay.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa dib u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1343,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62728,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62727\/revisions\/62728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62608"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}