{"id":62863,"date":"2019-08-04T16:08:51","date_gmt":"2019-08-04T14:08:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62863"},"modified":"2019-08-04T16:08:51","modified_gmt":"2019-08-04T14:08:51","slug":"daawo-video-xisbiga-waddani-waxaa-maanta-madaxtooyadii-somaliland-fadhiya-madaxweyne-dulqaadka-doqoniimo-u-yaqaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62863","title":{"rendered":"Daawo Video: Xisbiga Waddani &#8220;Waxaa maanta madaxtooyadii Somaliland fadhiya madaxweyne dulqaadka doqoniimo u yaqaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>04 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Khadar Xuseen Cabdi oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta Xisbiga ee magaalada Hargeysa, ayaa si adag uga jawaabay eedaymo uu shalay xisbigooda u jeediyay Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32a10.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-62864\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32a10.png\" alt=\"\" width=\"527\" height=\"290\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32a10.png 1204w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32a10-300x165.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32a10-768x423.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32a10-1024x564.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32a10-292x161.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32a10-638x351.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 527px) 100vw, 527px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa Sabtidii shalay guddoomiyaha Xisbiga Waddani ku eedeeyay in uu taageero jabhadda uu hoggaamiyo Col. Caarre ee la\u2019dagaallanta xukuumadda Muuse Biixi, isagoo xusay in jabhaddaasi tahay gabab ka tirsan Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.<\/div>\n<p>Balse, Xog-hayaha guud ee Xisbiga Waddani ayaa beeniyay dhammaan eedaymaha xukuumaddu u jeedisay, waxaana uu sheegay in maamulka Muuse Biixi ku fashilmay xallinta tabashooyinka ka jira gudaha Somaliland oo sida uu sheegay u baahan dulqaad iyo mas\u2019uuliyad.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in mowqifka Xisbiga Waddani ee ku aaddan Jabhadda Col. Caarre, uu yahay in wada-hadal iyo dulqaad lagu dhammeeyo tabashooyinka jabhaddaasi, isagoo ka digay in haddii kale ay xaaladdu ka sii darayso.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xog-hayaha Waddani ayaa dhaliilo culus u jeediyay madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisa oo uu ku eedeeyay in ay fashil ku socoto, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay wasiirka Warfaafinta Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>daawo\u00a0shirkii jaraa\u2019id ee\u00a0Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/v6fylNhZNcU\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Khadar Xuseen Cabdi oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62864,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62863","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1409,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62863"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62865,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62863\/revisions\/62865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62864"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}