{"id":62868,"date":"2019-08-05T12:46:46","date_gmt":"2019-08-05T10:46:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62868"},"modified":"2019-08-05T12:46:46","modified_gmt":"2019-08-05T10:46:46","slug":"taliyaha-amisom-saraakiil-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62868","title":{"rendered":"Taliyaha AMISOM &#038; Saraakiil uu hoggaaminayo oo gaaray Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>05 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Ciidamada AMISOM Gen. Ticabu Yilma iyo wafdi saraakiil uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62869\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32b.jpg\" alt=\"\" width=\"413\" height=\"275\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32b.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32b-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 413px) 100vw, 413px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdigan ka socda Taliska AMISOM ee Midowga Afrika ayaa socdaalkooda Kismaayo ku soo aaday xilli xasaasi ah oo la filayo in dhowaan doorasho ka dhacdo magaaladaas.<\/p>\n<p>Saraakiisha uu hoggaaminayo Taliyaha AMISOM ayaa xilligan kulamo la leh Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, iyagoo ka wada hadlaya arrimaha ammaanka iyo doorashooyinka.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in wafdigan ka socda Midowga Afrika ay kulamo la qaadan doonaan Guddiga doorashada Jubbaland iyo Musharaxiinta, waxaana la filayaa inay kormeeraan qeybo ka mid ah magaalada.<\/p>\n<p>Shalay ayaa waxaa gaaray magaalada Kismaayo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD Maxamed Guyo, waxaana uu kulamo la leeyahay Madaxda Maamulka, Guddiga Doorashada iyo qeybaha kale ee ku sugan magaalada.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland iyo dowladda Federaalka ayaa isku khilaafsan hannaanka doorashada, iyadoo Jubbaland uu ku doodayo inuu u madax bannaan yahay nidaamka doorashada.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay faragelin ku heyso arrimaha ka jira Jubbaland, isla markaana muddooyinkii u dambeeyay ay waday qorshe ay mid ka mid ah dalalka deriska ugu adeegsanayso arrimaha Jubbaland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Ciidamada AMISOM Gen. Ticabu Yilma iyo wafdi saraakiil uu hoggaaminayo ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62869,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62868","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1268,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62868"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62870,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62868\/revisions\/62870"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62869"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}