{"id":62883,"date":"2019-08-06T13:01:53","date_gmt":"2019-08-06T11:01:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62883"},"modified":"2019-08-06T13:01:53","modified_gmt":"2019-08-06T11:01:53","slug":"cgpcs-oo-somaliland-ku-dacwaysay-golaha-amniga-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62883","title":{"rendered":"CGPCS OO SOMALILAND KU DACWAYSAY GOLAHA AMNIGA QARAMADA MIDOOBAY"},"content":{"rendered":"<p>06 August 2019 (Puntlandes) Kooxda la\u2019adagaallanka Burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya ee loo yaqaanno CGPCS, ayaa si adag xukuumadda Somaliland ugu cambaaraysay, siidaynta 19 Burcad-badeed ah oo aan weli dhammaysan xukunnii lagu riday.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62884\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba3.jpg\" alt=\"\" width=\"515\" height=\"343\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba3.jpg 1500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 515px) 100vw, 515px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay kooxda CGPCS, ayaa lagu sheegay in go\u2019aan Somaliland ku sii daysay maxaabiista Burcad-badeedda ah, uu si cad u curyaaminayo dagaalka midaysan ee Beesha Caalamku mudada 10 sano ah kula jirtay Qawlaysatada Xeebaha, dagaalkaasi oo keenay hoos u dhaca ballaaran ee ku yimid Burcad-badeeddii Xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>CGPCS Waxay caddaysay in bishii September ee sannadkii 2018-kii, ay soo saartay qoraal ay Somaliland kaga dalbanayso in aan la sii dayn, maxaabiista xukuman ee Burcad-badeednimada ugu xiran Hargeysa, si aysan u dhiirri-gelin falalka Burcad-badeednimada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Kooxdu waxay sheegtay in sii daynta maxaabiista, ay gebi ahaanba burinayso heshiiskii Is-afgaradka ahaa ee dowladda Seychelles ay Somaliland ugu wareejisay maxaabiista.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo ay kooxdu sheegtay, in xukunka lagu riday Burcad-badeedda aan waxba laga beddeli karin, ilaa ay ka heshiiyaan dhammaan dhinacyada ku midaysan la\u2019dagaallanka Burcad-badeedda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Kooxda CGPCS, waxay Somaliland ku dacwaysay Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo ay ka dalbatay in uu tallaabada ugu habboon ka qaado maamulka Somaliland.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.maurice-info.mu\/2019-08-03-premature-release-of-19-convicted-pirates-by-somaliland-authorities.html\">Halkaan ka akhriso qoraalka oo dhan<\/a><\/span><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 August 2019 (Puntlandes) Kooxda la\u2019adagaallanka Burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya ee loo yaqaanno CGPCS, ayaa si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62884,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1319,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62883"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62885,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62883\/revisions\/62885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}