{"id":62909,"date":"2019-08-07T22:06:30","date_gmt":"2019-08-07T20:06:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62909"},"modified":"2019-08-07T22:06:30","modified_gmt":"2019-08-07T20:06:30","slug":"sawirro-wasiirka-beeraha-soomaaliya-oo-ka-qayb-galay-shir-caalamiya-oo-ka-dhacay-dalka-rwanda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=62909","title":{"rendered":"sawirro: Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ka qayb galay Shir Caalamiya oo ka dhacay dalka Rwanda"},"content":{"rendered":"<p>07 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Shirkan oo ay martigalisay Dowladda Rwanda waxaa soo qaban-qaabiyay Bankiga Africa(AfDB), Heyada FAO, Hey\u2019ada Maalgalinta Horumarinta\u00a0 Beeraha Aduunka (IFAD), Bankiga Aduunka (WB), Waxaana kasoo qaybgalay Wasiirada Beeraha Afrika, Madaxda Hey\u2019adaha Maaliyadda iyo Beeraha Ee Kor kuxusan, Khuburo kala duwan oo qaarkood haystaan Abaalmarinta Nobel Prize.<\/p>\n<p>Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda Cunto yarida ee kusii baahaysa Afrika iyo sida Qaaradu uga bixi karto dhibaatada cunto yaraanta ah ee ka dhalatay wax soosaarka Beeraha ee Afrika oo ka hooseeya inuu quudiyo dadka Qaarada, iyo isbedelada Cimiladda oo saamayn ku yeeshay wax soo saarka Beeraha.<\/p>\n<p>Shirka Waxaa hoosta looga xariiqay muhiimada ay leedahay in la isku xiro oo wadashaqayn dhow ay yeeshaan dhamaan qaybaha ay khuseyso Hey\u2019adaha maaliyadda aduunka, hey\u2019adaha cilmibaarista iyo culuumta Beeraha iyo ka dhabaynta wadamada Qaaradu balamada gobolleed iyo kuwa caalamiga ah u sameeyay oo uu ugu horeeyo Qorshaha dhamaystiran ee horumarinta Beeraha Africa ee loosoo gaabiyo (CAADP).<\/p>\n<p>Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya oo shirkaas uu uga qaybgalay Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid iyo khubaro ka socota Wasaaradda, Waxuu intii shirku socday kulamo kala duwan la yeeshay Wasiiradii halkaas yimid iyo Hey\u2019adaha Caalamiga ah ee Shirkaas soo qabanqaabiyay, Wasiir Ciid ayaana uga Warbixiyay\u00a0 Xaalada Beeraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu u xaqiiyay in Dowladda Soomaaliya ay ku jirto dadaalo badan oo ay dib ugu soo nooleeneyso kaabayasha Beeraha ,isagoo dhinaca kale Hey\u2019adaha ay arintan quseyso\u00a0 ka codsaday in la taageero qorshaha Dowlada Soomaaliya ee ku salaysan gaarista yoolalka caalamiga ee hoos u dhigida gaajada iyo gaarista badbaado cunto.<\/p>\n<p>Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa sidoo kale kulamo la yeeshay madax kala duwan oo magac ku leh Qaaradda Afrika kuwaas oo ay ka mid ahaayeyn Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo iyo Raiisal Wasaarihii hore ee Itoobiya Hailemariam Desalegn kuwaas oo shirka kasoo jeediyay talooyin wax ku ool ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62910\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a1.jpg\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"435\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a1.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a1-300x191.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a1-768x490.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a1-292x186.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a1-638x407.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62911\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a2.jpg\" alt=\"\" width=\"684\" height=\"456\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a2.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 684px) 100vw, 684px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62913\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a3.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"767\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a3.jpg 955w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a3-265x300.jpg 265w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a3-768x869.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a3-905x1024.jpg 905w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a3-292x330.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a3-638x722.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-62912\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a4.jpg\" alt=\"\" width=\"674\" height=\"899\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a4.jpg 810w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a4-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a4-768x1024.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a4-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ba10a4-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 674px) 100vw, 674px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Shirkan oo ay martigalisay Dowladda Rwanda waxaa soo qaban-qaabiyay Bankiga Africa(AfDB), Heyada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1207,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=62909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62914,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/62909\/revisions\/62914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/62910"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=62909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=62909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=62909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}