{"id":63052,"date":"2019-08-15T20:47:27","date_gmt":"2019-08-15T18:47:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63052"},"modified":"2019-08-15T20:53:28","modified_gmt":"2019-08-15T18:53:28","slug":"qaramada-midoobaymidowga-afrika-iyo-igad-oo-ka-hadlay-doorashada-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63052","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo ka hadashay Doorashada Jubaland"},"content":{"rendered":"<p>15 August 2019 (Puntlandes) Wafdi ka socda wakiilada Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo IGAD oo maanta booqday magaalada Kismayo ayaa qoraal ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ugaga digeen sii socoshada khilaafaadka ka jira doorashada Jubaland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-63040\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a3.jpg\" alt=\"\" width=\"689\" height=\"459\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a3.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 689px) 100vw, 689px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen saraakiishii ka socotay QM.AU iyo IGAD ayaa lagu sheegay inay la kulmeen Madaxweyne Axmed Madoobe, guddiga doorashada iyo xuduudaha,qeybaha kala duwan ee bulshada ayna ka dhagaysteen fikradahooda.<\/p>\n<p>\u201cWakiilada ka socda AU, IGAD iyo UN waxa ay xoojinayaan baahida loo qabo hab doorasho oo la isku raacsan yahay taasoo waafaqsan dastuurka Jubaland iyo kan Federalka,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Waxa ay sidoo kale ku baaqeen xubanaha in la sii horumariyo habraaca doorashada ee guddiga doorashada iyo xuduudaha uu hogaaminayo ayna ka qeybqaataan dhammaan dhinacyada siyaasada ee Jubbaland.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqeynaa dhammaan dhinacyada Jubbaland inay ka fogaadaan wixii ammaan daro keeni kara iyo weliba cabsi gelin ayna khilaafkooda ku xaliyaan wadahadal si ay u helaan kalsoonida bulshada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii qoraalka ayaa lagu sheegay in Midowga Afrika,Igad iyo Qaramada Midoobay ay sii wadi doonaan dadaalada ay ku doonayaan in lagu xaliyo arrimaha Jubbaland.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63049\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Halkan ka akhriso qporaalka oo ku qoran afka Ingiriiska<\/a><\/span><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 August 2019 (Puntlandes) Wafdi ka socda wakiilada Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo IGAD oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63052","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1323,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63052"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63054,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63052\/revisions\/63054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63040"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}