{"id":63072,"date":"2019-08-17T09:23:15","date_gmt":"2019-08-17T07:23:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63072"},"modified":"2019-08-17T09:23:35","modified_gmt":"2019-08-17T07:23:35","slug":"shirkii-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-markii-labaad-baadqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63072","title":{"rendered":"Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug oo markii labaad baadqay"},"content":{"rendered":"<p>17 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Shirkii Dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug oo lagu waday in maanta oo sabti ah ka furmo magaalada Dhuusamareeb ayaa markii labaad baaqday, iyadoo ay horay u iclaamiyeen Guddiga qaban qaabada Shirweynaha dib u heshiisiinta inuu furmi doono 17 bisha Agosto.<\/p>\n<p>Ergadii ka qeyb geli laheyd shirkaas oo ka soo kale jeeda Beelaha dega Galmudug aan soo gaarin magaalada Dhuusamareeb, taasna ay sabab u aheyd inuu shirka dib u dhaco.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah beelaha dega Galmudug ayaa horay u qaadacay shirkaas, waxaana war ka soo baxay shirka ka socda Hobyo oo ay soo saareen Odayaal iyo waxgarad lagu baaqay in shirka dib u heshiisiinta Dhuusamareeb dib loo dhigo.<\/p>\n<p>Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ayaa caqabado badan soo wajahayay maalmihii u dambeeyay, inkastoo qeybo ka mid ah caqabadaha la xaliyay, weli waxaa taagan caqabado ka heysta isu keenida ergooyinka beelaha ka socda.<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug uu dib u dhaco, iyadoo 5-tii bishan Agosto uu dib u dhac ku yimid.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Shirkii Dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug oo lagu waday in maanta oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61753,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63072","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1198,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63072","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63072"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63074,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63072\/revisions\/63074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61753"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}