{"id":63100,"date":"2019-08-17T12:36:59","date_gmt":"2019-08-17T10:36:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63100"},"modified":"2019-08-18T12:37:12","modified_gmt":"2019-08-18T10:37:12","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-guddiga-ku-meelgaarka-ah-ee-doorashooyinka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63100","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Ku-meelgaarka Ah Ee Doorashooyinka Puntland."},"content":{"rendered":"<p>17 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 58, Ogoosto, 17, 2019 ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-63101\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca4.jpg\" alt=\"\" width=\"515\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca4.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca4-300x206.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca4-292x201.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca4-638x439.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 515px) 100vw, 515px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Qodobka 80-aad iyo lifaaqa kowaad firqadiisa koowaad ee Dastuurka Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waaya aragnimadooda.<\/p>\n<p>Markuu arky: Qoraalka Sumaddiisu tahay<br \/>\nXGGW\/DPL\/85\/2019 kuna taariikhaysan Ogoosto 14, 2019, kuna saabsan soo gudbinta xubnaha afarta ah ee golaha Wakiilladu soo sharaxeen.<\/p>\n<p>Markuu garawsaday: baahida looqabo in la magacaabo Guddiga Doorashooyinka Dowladda Puntland, si loo dar-dargeliyo geeddi socodka nidaamka dimuquraadiyaynta Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu Xeeriyey.<\/p>\n<p>Wuxuu Magaacay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Dowladda Puntland oo ah sagaalka xubnood ee hoos ku qoran.<\/p>\n<p>1. Cabdinuur Shiikh Maxamed Isxaaq<br \/>\n2. Sahra Jaamac Saalax<br \/>\n3. Cali Jaamac Faarax<br \/>\n4. Cabdullaahi faarax Mire<br \/>\n5. Cabdullaahi Cabdi Ducaalle<br \/>\n6. Guulleed Saalax Bare<br \/>\n7. Jaamac Xirsi Faarax<br \/>\n8. Xafso Salaad Maxamed<br \/>\n9. Cadirisaaq Axmed Siciid<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu Saxiixo, Wuuna Saxiixay Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>-DHAMMAAD-<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 58,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63100","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1182,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63100","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63100"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63102,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63100\/revisions\/63102"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63101"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}