{"id":63104,"date":"2019-08-18T17:51:30","date_gmt":"2019-08-18T15:51:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63104"},"modified":"2019-08-18T17:51:30","modified_gmt":"2019-08-18T15:51:30","slug":"guddiga-doorashada-jubbaland-oo-oo-si-adag-uga-hadlay-qoraalada-ka-soo-baxay-dowladda-soomaaliya-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63104","title":{"rendered":"Guddiga doorashada Jubbaland oo oo si adag uga hadlay qoraalada ka soo baxay dowladda Soomaaliya &#038; Beesha Caalamka"},"content":{"rendered":"<p>18 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Jubaland Xamza Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay warqado is xig xigay oo shalay ka soo bay Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Beesha Caalamka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-63105\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca5.jpg\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"286\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca5.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca5-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca5-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca5-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32ca5-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiye Xamza Cabdi ayaa sheegay in doorashadii Kismayo ay u dhacday si cadaalad ah, isagoo meesha ka saaray in Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya wax doora uga banaan tahay ka hadlida sax ahaansheheeda ama iney wax ka qaldanaayeen.<\/p>\n<p>\u201cDowladda federaalka ah wax ka quseeya haba yaraatee malaha doorashooyinka iyo habraacyada dowlad goboleedyada habkey isku dooranayaan, Dastuurka Qaranka ayaana siinaya oo ay isticmaalayaan ilaa la is waafajinayo Dastuurka Qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Waxaa uu dhinaca kale ka hadlay qoraalka ka soo baxay beesha Caalamka, kuwaasoo iyagana muujiyay walaacooda wixii shalay ka dhacay Kismaayo, iyagoo iska diiday mudada yar ee guddiga ku kordhiyeen waqtiga ay qabsoomeyso doorashada oo Saddex cisho ah.<\/p>\n<p>\u201cHorta Beesha Caalamka Talo ayey leedahay dadka Soomaalida ah amarna kuma laha Soomaaliya waa dowlad xor ah oo madax banaan Soomaalidana iyagaa laga rabaa iney heshiiyaan oy wada hadlaan, dadka Sooamalida ah waa iney ogaadaan doorka beesha Caalamka waxa uu yahay\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Xamza Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee Warqad ka soo baxday Beesha Caalamka kuna qorneyd luuqad adag ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga doorashada Jubaland ay sameeyeen wax ka duwan wixii ay Beesha Caalamka kala hadleen markii ay ku kulmeen Magaalada Kismaayo Khamiistii hore, isla markaana haddii aan wax laga bedelin arrimaha socda aanay taageeri doonin hannaanka doorashada Jubbaland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  td_uid_5_5d5969d86f9df_rand td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbnails-a \" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_88313\" class=\"trc_rbox thumbnails-a trc-content-sponsored \">\n<div id=\"outer_88313\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2m\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_88313\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-default thumbnail_top syndicatedItem photoItem videoCube_1_child trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation  trc_excludable \" data-item-id=\"~~V1~~-1457057937477130990~~KrXw9zqT7jVQureVczF3p3OrTGxsBeYK75DSwOsp0WondpXq_nTToVci-tV_1bYyPVPbFHdycXfyr1VxmozLcWANN93_dhGoNVU93HODOAawecwlYupV-ADLiqSJCBxnS8WSpkCM5EVj1vNVSQIXEc7yr-eLZuHwbWnlIhtIzDb3gIO58QdQbNpKmtKwrUUlm11MVXVeP3FHnS-rbXSD6cJ4X4KJs4wQayHsQe-AoshF9aHgu3Rd_JR1LXstm7aH\" data-item-title=\"Expertl\u00e4kare ger r\u00e5d f\u00f6r att stoppa ledinflammation\" data-item-thumb=\"http:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/a600da4eb14becbd43f2813ae8d91678.jpg\" data-item-syndicated=\"true\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Jubaland Xamza Cabdi Barre ayaa si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63104","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1200,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63104"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63106,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63104\/revisions\/63106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63105"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}