{"id":63122,"date":"2019-08-19T11:35:33","date_gmt":"2019-08-19T09:35:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63122"},"modified":"2019-08-19T12:35:42","modified_gmt":"2019-08-19T10:35:42","slug":"warsaxaafadeed-laga-soo-saaray-shirka-dfs-dowlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63122","title":{"rendered":"Warsaxaafadeed laga soo saaray Shirka  DFS &#038; Dowlad goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>19 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Soomaaliya, ayaa shir wada-tashi ah ku yeeshay magaallada Muqdosho kaas oo looga hadlay iskaashiga labada heer eewasaaradaha gaar ahaan dhanka wacyigelinta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-63090\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1.jpg\" alt=\"\" width=\"577\" height=\"433\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1.jpg 992w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32c1a1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 577px) 100vw, 577px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirka, waxaa ka qeyb galaya wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Daxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya,Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Warfaafinta Puntland Mudane Cali Xasan Axmed,Warfaafinta Koofur-Galbeed Mudane Ugaas Xasan Maxamed, Wasiirka Warfaafinta Galmudug MudaneMaxamed Aadan Cusmaan, Wasiirka Warfaafinta Hirshabelle Mudane Cabdiwali Maxamed Cabdi, Masuuliyiinka socota Dowladda Jubbaland, Agaasimeyaasha guud, madaxda warbaahinta dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka &amp; Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed CabdiXayir Maareeye ,oo shirka furay ayaa sheegay in shirkani uu qeyb ka yahay shirar wada-tashi ah, oo aywasaaraduhu si joogto ah u yeelan jireen.<\/p>\n<p>Wasiirraada iyo Agasimayaasha Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowlad-goboleedyada, ayaa shirka si gaar ahdiiradda ugu saaray horumarinta Wasaaradaha iyo hay\u2019adaha Warbaahinta ee heerarka kala duwan ee Qaranka,iyadoo la wadaagayo khibradaha iyo kheyraadka la heli karo.<\/p>\n<p>Waxyaabaha shirkan lagu lafoguray, waxaa kaloo ka mid ah mideynta dadaalada hirgelinta wacyigelinta laxiriirta arrimaha Xagjirnimada, Argagixisada, Dowlad-wanaagga, Doorashooyinka, Dhamaystirka Dastuurkaiyo arrimaha bulshada, iyadoo la raacayo Istiraatiijiyadda Qaran ee Wacyigelinta, oo ay wasaaraduhuansixiyeen sanadkii 2018-ka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Soomaaliya, ayaa shir wada-tashi ah ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63090,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63122","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1146,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63122"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63123,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63122\/revisions\/63123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63090"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}