{"id":63243,"date":"2019-08-21T21:36:18","date_gmt":"2019-08-21T19:36:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63243"},"modified":"2019-08-21T21:36:18","modified_gmt":"2019-08-21T19:36:18","slug":"beesha-caalamka-oo-ku-baaqday-heshiis-loo-dhan-inay-doorashada-jubbaland-ku-dhacdo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63243","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo ku baaqday heshiis loo dhan inay Doorashada Jubbaland ku dhacdo"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63234\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\"><span style=\"color: #000000;\">21 August 2019 (Puntlandes)<\/span>\u00a0Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen qaar kamid ah dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya<\/a><\/span> iyo ururo sida Canada, Ethiopia, European Union, Finland, Germany, Italy, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda, United Kingdom, United States, AMISOM,IGAD iyo Qaramada Midoobay ayaa markale ku baaqay in doorashada Jubbaland ay noqoto mid loo dhan yahay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bg.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-63050\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bg.png\" alt=\"\" width=\"380\" height=\"220\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bg.png 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bg-300x174.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bg-768x445.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bg-1024x593.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bg-292x169.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bg-638x370.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 380px) 100vw, 380px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa waxa ay qoraalkan ku sheegeen inay dhammaan dhinacyada quseysa Jubbaland ay\u00a0 ku dhiirigelinayaan inay gaaraan heshiis mid ah oo ku saabsan hal geeddi-socod doorasho oo lagu kalsoonaan karo, loo dhan yahay, cadaalad ah iyo nabad ah<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka walaacsanahay Maqnaanshaha heshiiskaas inuu suura geliyo inay kororto xasilooni darro iyo kala qeybsanaan reer Jubbaland.\u201dayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cKa hor dhacdooyinka la qorsheeyay 22ka Agoosto 2019, waxaan ugu baaqeynaa dhammaan daneeyayaasha in ay ka fogaadaan ficil kasta oo sababi kara rabshado. Waxaan soo dhoweyneynaa dadaallada AMISOM ay ku abuureyso deegaan aamin ah oo ka jira Jubbooyinka\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeedka<\/p>\n<p>\u201cAmmaanka iyo xasiloonida Jubbaland uma ahan oo kaliya muhiim Jubbaland balse waxa ay tahay mid suurtogelinaysa in horumar kale laga gaaro arrimaha Siyaasada, dhaqaalaha iyo amniga dalka Soomaaliya.\u201dayaa lagu sheegay qoraalka.<\/p>\n<p>Waxaan soo dhoweyneynaa dadaallada AMISOM ay ku abuureyso deegaan aamin ah oo ka jira Jubbooyinka, waxaanan dhiirigelineynaa isku xirnaanta ciidamada dhulka jooga. Waxaan ku boorineynaa dhammaan daneeyayaasha in ay lk shaqeeyaan hanaan dowladnimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen qaar kamid ah dalalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63243","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1337,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63243","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63243"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63244,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63243\/revisions\/63244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63050"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}