{"id":63261,"date":"2019-08-22T17:08:14","date_gmt":"2019-08-22T15:08:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63261"},"modified":"2019-08-22T18:17:31","modified_gmt":"2019-08-22T16:17:31","slug":"cumar-finish-oo-loo-magacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir-ahna-duqa-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63261","title":{"rendered":"Farmaajo oo Cumar Finish u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>22 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).<span id=\"more-11606\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566486078862.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-63262\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566486078862.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566486078862.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566486078862-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566486078862-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566486078862-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566486078862-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566486078862-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/FB_IMG_1566486078862-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_3_5d5eac06bc051_rand td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-0455975177838684\" data-ad-slot=\"9173492331\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-auto-ad-size=\"true\" data-overlap-observer-io=\"false\"><ins id=\"aswift_2_expand\"><ins id=\"aswift_2_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Madaxweynaha ayaa faray Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka in uu sii dhammeystiro qorshayaashii horumarineed iyo waxqabadkii muuqday ee Guddoomiyihii hore, Alle ha u naxariistee, Shahiid Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow).<\/div>\n<p>\u201cAnigoo xeerinaya baahida loo qabo in guddoomiye uu yeesho Maamulka Gobolka Banaadir, si loo sii amba qaado qorsheyaashii horumarineed ee socday, sidoo kalena tixgelinaya soo jeedinta kala duwan iyo waayo-aragnimada uu Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) uu u leeyahay gudashada waajibadka xilkan ayaan ugu magacaabay.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u rajeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho in uu Eebe u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday, isagoona kula dardaarmay in uu si hufan oo daacadnimo iyo wadaniyad leh ugu adeego bulshadeenna.<\/p>\n<p>Xeerkan Madaxweyne ee lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho ayaa ku dhaqan galay saxiixa Madaxweynaha ee maanta oo ay taariikhduna ku beegan tahay Khamiis, 22-ka Ogoosto, 2019.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63262,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63261","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1325,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63261","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63261"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63265,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63261\/revisions\/63265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63262"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}