{"id":63266,"date":"2019-08-22T19:28:50","date_gmt":"2019-08-22T17:28:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63266"},"modified":"2019-08-22T19:28:50","modified_gmt":"2019-08-22T17:28:50","slug":"dfs-oo-sheegtay-in-aysan-aqoonsaneyn-natiijooyinka-kala-duwan-ee-ka-soo-baxay-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63266","title":{"rendered":"DFS oo sheegtay in aysan aqoonsaneyn Natiijooyinka kala duwan ee ka soo baxay Kismayo"},"content":{"rendered":"<p>22 August 2019 (Puntlandes) War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegtay in aysan DFS aqoonsaneyn doorashadii maanta ka dhacday Kismayo.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay Doorashooyinkii maanta ee Kismayo inay ahaayeen is caleema saar baal marsan habraacyada doorashooyinka dalka, Dastuurka iyo shuruucda dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay in aanay aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee ka soo baxay Kismayo, kaas oo ay ku sheegtay in shaqsiyaad kala duwan uu mid walba gaarkiis u sheegto inuu yahay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dhigan in Dib u doorashadii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo doorashadii mucaaradka ay ku doorteen C\/rashiid Xidig in intana Wasaaradda ku gacan seyrtay sharciyadooda.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka akhriso<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a3a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-63267\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a3a5.jpg\" alt=\"\" width=\"697\" height=\"1047\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a3a5.jpg 639w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a3a5-200x300.jpg 200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a3a5-292x439.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a3a5-638x958.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 697px) 100vw, 697px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 August 2019 (Puntlandes) War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63266","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1454,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63266","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63266"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63268,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63266\/revisions\/63268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61403"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}