{"id":63360,"date":"2019-08-25T14:17:57","date_gmt":"2019-08-25T12:17:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63360"},"modified":"2019-08-25T14:18:12","modified_gmt":"2019-08-25T12:18:12","slug":"gen-taani-ciidanka-sanaag-bari-ee-somaliland-ka-goostay-way-diideen-inay-noo-dagaalamaan-caarre-waa-dambiile-qaran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63360","title":{"rendered":"Daawo Video: Gen Taani \u201cciidanka Sanaag bari ee Somaliland ka goostay way diideen inay noo dagaalamaan &#038; Caarre waa dambiile Qaran\u201d"},"content":{"rendered":"<p>25 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha ciidanka Militariga Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo saaka warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay xaaladda ka aloosan gobolka Sanaag gaar ahaanna ciidanka ka soo goostay Somaliland iyo sidoo kale jabhadda Col. Caarre ee ku sugan gobolkaasi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33b10.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-63361\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33b10.png\" alt=\"\" width=\"541\" height=\"312\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33b10.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33b10-300x173.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33b10-292x168.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33b10-638x368.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 541px) 100vw, 541px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Gen Taani ayaa sheegay in uu soo dhoweynayo ciidanka ka goostay Somaliland ee ku biiray Puntland oo uu ku tilmaamay kuwa khiyaano la dhex joogay ciidamada Somaliland isla markaana si xaq-darro ah u cunayey canshuurta shacabka Somaliland.<\/div>\n<p>Wuxuu sheegay in saraakiil hore u goostay Somaliland oo ku sugnaa gobolka Sanaag ay diideen in ay fuliyaan amar la siiyay oo ahaa in ay weeraraan degmada Badhan isagoo ciidanka hadda goostayna ku tilmaamay in ay kuwaasi lamid yihiin.<\/p>\n<p>Dhanka kale Gen Taani ayaa ka hadlay jabhadda hubaysan ee Col. Caarre hoggaamiyo ee dagaalka kula jirta Somaliland waxaana uu sheegay in Caarre uu mudanyahay in la qisaaso maadaama sida uu sheegayo uu dad badan laayay uuna yahay\u00a0\u00a0dambiile Qaran.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo shirkii jaraa&#8217;id ee\u00a0Gen Taani<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/m2OintIuNZ0\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha ciidanka Militariga Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo saaka warbaahinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63361,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63360","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1539,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63360","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63360"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63363,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63360\/revisions\/63363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63361"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}