{"id":63473,"date":"2019-08-29T11:35:45","date_gmt":"2019-08-29T09:35:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63473"},"modified":"2019-08-29T11:35:45","modified_gmt":"2019-08-29T09:35:45","slug":"diyaaradaha-ka-yimaada-ama-ku-socoda-kismaaayo-oo-lagu-amray-inay-muqdisho-soo-maraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63473","title":{"rendered":"Diyaaradaha ka yimaada ama ku socoda Kisma\u00e4ayo oo lagu amray inay Muqdisho soo maraan"},"content":{"rendered":"<p>29 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Hey\u2019adda Duulista iyo Saadaasha Hawada dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku saabsan in diyaaradaha ka yimaada kuna socda Kismaayo inay soo maraan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-63296\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"462\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a2-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a2-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a2-638x424.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa la xiriira hubinta iyo koontaroolka diyaaradaha ka dega Kismaayo, iyadoo kol hore maamulka Jubbaland uu soo saaray amar uu kaga mamnuucay diyaaradaha inay ka soo degaan garoonka Kismaayo, intii lagu guda jiray doorashadii Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa qeyb ka ah howlaha la socodka Hawada Soomaaliya ee ay maamulkeeda gacanta ku heyso Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan Hey\u2019adda Duulista iyo Saadaasha Hawada.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa sheegaya in go\u2019aankan uu yahay mid lagu hubinyo dhaq dhaqaaqyada diyaaradaha ka dega Kismaayo oo aan waxba laga ogeyn.<\/p>\n<p>Lama oga go\u2019aankan inuu yahay qorshe la doonayo in lagu hakiyo caleema saarka Axmed Madoobe oo lagu wado inuu dhowaan ka dhaco Kismaayo, ayna ka qeyb geli doonaan wafuud ka socota dowlad goboleedyada, kuwa ka socda dalalka deriska, gaar ahaan Kenya iyo madax hore inay ka qeyb galaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 August 2019 (Puntlandes)\u00a0Hey\u2019adda Duulista iyo Saadaasha Hawada dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63296,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1461,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63474,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63473\/revisions\/63474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63296"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}