{"id":63570,"date":"2019-09-03T13:08:35","date_gmt":"2019-09-03T11:08:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63570"},"modified":"2019-09-03T13:09:25","modified_gmt":"2019-09-03T11:09:25","slug":"gudoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-joojiyo-lacagahii-gobolku-siin-jiray-masuuliyiin-ka-tirsan-dfs-ama-taageera","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63570","title":{"rendered":"Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo joojiyo lacagahii gobolku siin jiray mas\u2019uuliyiin ka tirsan DFS ama taageera"},"content":{"rendered":"<p>03 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Gudoomiyaha gobolka cusub ee Banaadir isla markaasna ah Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo lacagaha la siiyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa taageere u ah, taasoo laga bixiyo qasnadaha gobalka Banaadir.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34b1a5.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-63571\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34b1a5.jpeg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34b1a5.jpeg 500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34b1a5-300x200.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34b1a5-292x194.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34b1a5-60x40.jpeg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Cumar Finish ayaa warqad uu shalay qoray ku amray in aysan jirin qof la siin karo lacag, kuwaasoo aan ka tirsaneen shaqaalaha gobalka Banaadir, wixii laga baxsan waayana ay ku baxaan saxiix iyo wada-tashi loo dhan yahay.<\/div>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ayaa amray in balan la\u2019aan aysan jirin qof xafiiskiisa iman karta, waxaana lagu wargeliyay gabi ahaan shaqaalaha in xildhibaanada, wasiirrada iyo saraakiisha kale ee danta ka leh xafiiskiisa ay ku yimaadaan ballan iyo ka warqab.<\/p>\n<p>Xildhibaanno, saraakiil ciidan iyo xubno kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa horay lacago aan sharci ahayn uga qaadan jiray gobolka Banaadir, balse tallaabadan ayaa u muuqata mid cunaha lagu qabanayo xubnahaas.<\/p>\n<p>Guddoomiyihii geeriyooday ee gobolka Banaadir, Inj. Yariisow ayaa wuxuu horay u joojiyay lacago xubno ka tirsan dowladda laga siin jiray Gobolka Banaadir, taasoo dhalisay muran iyo is-qabqabsi xoog leh, inkastoo goor dambe la xalliyay murankaas.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintii lacagaha laga joojiyay xilligaas ayaa dib loogu furay qoondo gaar ah, waxaana xubnaha laga joojiyay lacagaha ka mid ahaa xubno si aad ah u taageersan Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha, waxaana si hoose loo xalliyay murankaas, iyadoo loo fasaxay lacagahooda.<\/p>\n<p>Dhanka kale, xubnaha hadda lagacaha weyn doona waxaa ka mid ah kuwo aan xilal u hayn dowladda oo la naas-nuujiyo, kuwaasoo ay ku jiraan xubno nabaddoono ah, kooxo taageersan dowladda iyo mas\u2019uuliyiin looga baqay in dowladda mucaaradaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Gudoomiyaha gobolka cusub ee Banaadir isla markaasna ah Duqa magaalada Muqdisho Cumar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63571,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63570","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1492,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63570"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63572,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63570\/revisions\/63572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63571"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}