{"id":63586,"date":"2019-09-04T12:46:30","date_gmt":"2019-09-04T10:46:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63586"},"modified":"2019-09-04T12:46:30","modified_gmt":"2019-09-04T10:46:30","slug":"shirkii-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-mar-kale-dib-u-dhac-ku-yimid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63586","title":{"rendered":"Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug oo mar kale dib u dhac ku yimid"},"content":{"rendered":"<p>04 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid shirweynihii dib u heshiisiinta Galmudug ee loo balansanaa inuu maanta oo Arbaco ah furmo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-63341\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a7.jpg\" alt=\"\" width=\"572\" height=\"337\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a7.jpg 822w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a7-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a7-768x452.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a7-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/33a4a7-638x376.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 572px) 100vw, 572px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Inkastoo inta badan ergooyinka ka qeyb galaya shirka ay ku sugan yihiin magaalada, hadana waxaa la ogeyn sababta keentay dib u dhaca maanta, iyadoo uu Ra\u2019iisul Wasaaraha ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Sadex jeer\u00a0 oo hore ayuu shirka dib u dhac ugu yimid sababo la xiriiray tabasho ay qabeen beelaha iyo shuruudo ay ku xireen shirka, hase ahaatee tabashooyinkii beelaha waa la xaliyay.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maalmo ka hor ku dhawaaqay in shirku furmi doono 4-ta bishan oo ku beegan maanta, waana markii labaad oo wasaaradda ay iclaamiso shirkan waqtiga uu furmayo oo dib u dhaco, halka labada jeer kale ee uu baaqday shirka uu ku dhawaaqay Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dib u dhaca shirka dib u heshiisiinta uu sabab u yahay shirka weli ka furan magaalada Hobyo ee la filayo in berri la soo gabagabeeyo.<\/p>\n<p>Waxgaradka ka qeyb galaya shirka Hobyo ayaa horay u dalbaday in laga war sugo shirkooda, isla markaana aan la qaban shirka Dhuusamareeb, inta uu ka soo dhammaanayo shirka Hobyo, balse lama oga in dalabkaas darteed uu u baaqday shirkii Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo Isniintii u gaaray Dhuusamareeb inuu shirka dib u heshiisiinta furo, ayaa waxaa la sheegayaa inuu kulamo la leeyahay ergooyinka, waxgaradka iyo qeybaha bulshada ee ku sugan magaalada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in dib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63341,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63586","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1151,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63586","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63586"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63586\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63587,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63586\/revisions\/63587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63341"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63586"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63586"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63586"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}