{"id":63684,"date":"2019-09-10T12:58:38","date_gmt":"2019-09-10T10:58:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63684"},"modified":"2019-09-10T12:58:38","modified_gmt":"2019-09-10T10:58:38","slug":"dhuusamareeb-dhagxaan-iyo-carro-tuur-la-dhigay-waddooyinka-qaar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63684","title":{"rendered":"Dhuusamareeb: Dhagxaan iyo carro tuur la dhigay waddooyinka qaar"},"content":{"rendered":"<p>10 sept 2019 (Puntlandes) Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta si aad ah loo adkeeyay, iyadoo waddooyinka qaar maanta lagu arkay dhagxaan iyo carro-tuur dhufeys ah, taasoo ku cusub magaalada.<span id=\"more-12717\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-63685\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9a.jpg\" alt=\"\" width=\"499\" height=\"298\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9a.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9a-300x179.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9a-292x175.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/34c1a9a-638x381.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 499px) 100vw, 499px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_3_5d777ff713b85_rand td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-0455975177838684\" data-ad-slot=\"9173492331\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_2_expand\"><ins id=\"aswift_2_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Sida wararku sheegayaan Ciidamada dowladda ee dhowaan geysay magaalada ayaa dhagxaan iyo carro-tuur ku xiray halka laga galo Madaxtooyada, halka shirka ka socdo iyo waddooyinka muhiimka ah.<\/div>\n<p>Ciidamada ayaa xiray wadado gasha xarunta uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug, waxaana saaka lagu arkayay Ciidamada oo wadada ku xiray carro-tuur, si aanay gaadiidka ugu gudbin, halka waddooyinka qaar dhinacyada laga dhigay.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa looga gol leeyahay in lagu sugo amniga magaalada Dhuusamareeb oo dhowaan marti gelin doonta doorashada Hoggaanka Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Labadii todobaad ee u dambeeyay ayaa waxaa magaalada ku qulqulayay siyaasiyiin, odayaal dhaqameedyo iyo ergooyin matalaya deegaanada Galmudug, si ay qeyb uga noqdaan geeddi socodka dhismaha dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 sept 2019 (Puntlandes) Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63685,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63684","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1558,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63684","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63684"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63686,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63684\/revisions\/63686"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63685"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}