{"id":63900,"date":"2019-09-19T12:58:58","date_gmt":"2019-09-19T10:58:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63900"},"modified":"2019-09-19T16:37:40","modified_gmt":"2019-09-19T14:37:40","slug":"maamulka-axmed-madoobe-oo-u-digay-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63900","title":{"rendered":"Maamulka Axmed Madoobe oo u digay DFS"},"content":{"rendered":"<p>19 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Maamulka uu hoggaamiyaha ka yahay Axmed Madoobe ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inay Dowladda Federaalka Soomaaliya duulaan kusoo tahay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda kumeel gaarka ah ee Maamulkaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-63038\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a1.jpg\" alt=\"\" width=\"462\" height=\"308\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/32bf1a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 462px) 100vw, 462px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War Saxaafadeed ka koobnaa sadex qodob oo kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay Arrimaha Siyaasadda, Amniga iyo Bini\u2019aadanimada.<\/p>\n<p>Ugu horreyn war saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in maalmihii dambe ay Al-Shabaab falal amni darro ka geysatay deegaanada Jubbaland isla markaasna 3 qof lagu dilay Degmada Beled Xaawo halka Nabadoon lagu dhaawacay Kismaayo .<\/p>\n<p>Sidoo kale war saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in doorashadii ka dhacday Kismaayo loo maray sida uu qabo Dastuurka Jubbaland ayna aheyd doorasho xor iyo xalaal ah sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Maamulka Jubbaland ayaa soo saaray illaa 3 qodob oo ay sheegtay inay ogeysiineyso Beesha Caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed:<\/p>\n<p>1) In Dowladda Federaalka Soomaaliya ay abaabuleyso Duulaan iyo Xasarad amni darro oo ku wajahan Caasimadda kumeel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Kismaayo,\u00a0 waxaan ku wargelineynaa Beesha Caalamka iyo Ummadda Soomaaliyeed wixii dagaalkaas ka dhasha ee khasaaro ah inay masuuliyadeeda qaadayaan Madaxda Dowladda Federaalka ah.<\/p>\n<p>2) Waxaan Hey\u2019adaha Gargaarka ugu baaqeynaa inay gargaar deg deg ah lasoo gaaraan dadka tabaaleysan ee Jubbaland.<\/p>\n<p>3) Waxaan Beesha Caalamka ugu baaqeynaa in Xayiraadda iyo cunqabateynta sharci darrada ah laga qaado Shacabka Jubbaland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-63901\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a.jpg\" alt=\"\" width=\"670\" height=\"816\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a.jpg 984w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a-246x300.jpg 246w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a-768x936.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a-840x1024.jpg 840w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a-292x356.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a-638x777.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 670px) 100vw, 670px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-63902\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a1.jpg\" alt=\"\" width=\"667\" height=\"873\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a1.jpg 917w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a1-229x300.jpg 229w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a1-768x1005.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a1-783x1024.jpg 783w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a1-292x382.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a4a1-638x835.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 667px) 100vw, 667px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Maamulka uu hoggaamiyaha ka yahay Axmed Madoobe ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63038,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63900","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1161,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63900","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63900"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63923,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63900\/revisions\/63923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63038"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}