{"id":63924,"date":"2019-09-19T18:38:21","date_gmt":"2019-09-19T16:38:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63924"},"modified":"2019-09-19T18:39:25","modified_gmt":"2019-09-19T16:39:25","slug":"dhagayso-wasiir-oomaar-kismayo-kama-jiro-maamul-lagu-aamino-hawada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=63924","title":{"rendered":"Dhagayso Wasiir Oomaar &#8220;Kismayo kama jiro maamul la aqoonsan yahay oo lagu aamino hawada&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>19 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar oo waraysi siiyey VOA ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay sababihii keenay inay dawlada Federaalku\u00a0 xayiraad saaro Duulimaadyadii sida tooska ah u tagi jiray magaalada Kismayo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a5a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-63926\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a5a.jpg\" alt=\"\" width=\"476\" height=\"268\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a5a.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a5a-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a5a-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a5a-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a5a-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a5a-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/35a5a-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 476px) 100vw, 476px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Oomar ayaa sheegay inay Dowladda go\u2019aankaas qaadatay kadib markii sida uu sheegay in uusan maamul ka jirin Jubaland ayna u cabsadeen xuduudaha dalka, wuxuuna sheegay iyagoo gudanayo waajibaadka ka saaran Xuduudaha inay amreen in Diyaaradaha ay soo maraan Muqdisho kadibna ay usii gudbaan Kismayo<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay inaysan jirin xanibaad la saaray Kismayo, balse go\u2019aanka xukuumadda uu yahay \u201cmid lagu ilaalinayo danta guud ee dalka.\u201d<\/p>\n<p>Mar Su\u2019aal laga waydiiyey sababta aysan xayiraad u saarin magaalooyinka kale ee Soomaaliya oo kaliya ay u bartilmaameedsadeen Kismayo ayuu sheegay in meelaha kale ay ka jiraan maamul ay Dowladda aqoonsatay uuna ka shaqeeyo Xafiisyada Immigration-ka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale mar wax laga waydiiyey in Ujeedka laga leeyahay xayiraadaan uu yahay mid siyaasadeysan oo la doonayo in lagu xiro Siyaasiyiinta Jubaland ayuu sheegay inay arrintaas tahay been abuur ayna jirin cid ay dowladda dooneyso inay xirto marka laga reebo dad uu sheegay inay Booliska raadinayaan oo dambiyo galay.<\/p>\n<p>Hadalka Oomaar ayaa imanaya ayada oo maamulka Jubaland uu maanta soo saaray warbixin qoraal ah oo ku aadan xaaladda amni, siyaasadeed iyo bani\u2019aadamnimo ee ka jirta dowlad goboleedka Jubaland.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa Garoonka Muqdisho ku xirtay Wasiirkii Amniga ee Maamulka Jubaland kadib markii diyaaradii uu saarnaa ay soo martay Magaalada Muqdisho kadib amarkii kasoo baxay Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Dhageyso wareysiga Wasiir Oomaar oo ay qaaday VOA<\/strong><\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-63924-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/f4659674-7450-409c-b682-0742570da3de_48k.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/f4659674-7450-409c-b682-0742570da3de_48k.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/f4659674-7450-409c-b682-0742570da3de_48k.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 sept 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar oo waraysi siiyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-63924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1258,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=63924"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63928,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/63924\/revisions\/63928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/63926"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=63924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=63924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=63924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}